Dhacdo, Yaab & Barnaamij.Diinta

Sheekh Kenyawi oo lagu soo dhoweeyay Boorame.

Sh. Maxamed Sh. Ibrahim Kenyawi ayaa maanta ukicitimay magaalada Boorame halkaasoo si aad u qurux badan loogusoo dhaweeyey sheekha.

Dhallinyarada dacwada ee Badbaado  ayaa sheekha ku sugayey duleedka magaalada Boorame halkaasoo si aad u diirran ay sheekha usoo dhaweeyeen kadibna waxaa sheekh Kenyawi loo soo gelbiyey gudaha magaalada Boorame.

Kadib waxaa sheekha mar labaad si aad u diirran ugu soo dhaweeyey golaha hanuuninta magaalada Boorame dadwaynihii magaalada oo aanan ukala harin yar iyo wayn, rag iyo dumar.

Sawirrada soo dhawaynta sheekha  ee golaha hanuuninta dib ayaanu idiin ka keeni insha allaah.

kenyawi borame 1 kenyawi borame 2 kenyawi borame 3 kenyawi borame 4 kenyawi borame 5 kenyawi borame 6

Back to top button