Dhacdo, Yaab & Barnaamij.Diinta

Sheekh Kenyawi oo boqolaal gabdho ah kula hadlay dugsiga sare ee Nuuradiin

Sh Kenyawi booqday dugsiga sare ee Nuuradiin ee magaalada Hargaysa qaybta gabdhaha. Halkasoo uu Sheekhu kelmad dardaaran ah ujeediyey ardaydaa iyo macallimiinta.

Waxaa halkaasi si diirran sheekha ugu soo dhaweeyey maamulaha guud ee madaarista Nuuradiin Mr Mahad iyo maamulaha gaarka ah ee qaybta gabdhaha Mr. Maxamed Aadan.

Waxa Sheekha ku weheliyey booqashadiisa Sh.Maxamed Carab oo kamid ah culimaaudiinka soomaaliyeed.

Kenyawi gabdaha Kenyawi gabdaha2 Kenyawi gabdaha3 Kenyawi gabdaha4 Kenyawi gabdaha5 Kenyawi gabdaha6 Kenyawi gabdaha7 Kenyawi gabdaha8 Kenyawi gabdaha9 Kenyawi gabdaha10

Back to top button