Latest news updateWarkii Universal Tv

Waalid Yurub kunool hadii aad taahay waa muhiim in aad daawataa waxa caruurtaada kusoo socda

Waalidka Yurub kunool hadii aad tahay waa muhiim in aad daawataa waxa caruurtaada kusoo socda September 2020 kasoo ah in waxbarashada caruurtaada lagu soo kordhin doono waxyaabo lagu magacaabay barashada xiriirka ama calaaqadaha.

Fadlan muuqaalkaan waa muhiim usii gudbi asxaabtaada adigoo adeegsanaya Share buttons-ka hoose.

Muuqaal faah faahsan kadaawo halkan hoose

https://www.youtube.com/watch?v=PHhl_m92hc8&feature=youtu.be

Back to top button

Adblock Detected

Fadlan disable ku samee Adblock si webka Saafi Films aad u daawato