Latest news updateWarkii Universal Tv

Daawo sawiro: Laba markab oo isku dhacay qasaare badana ka dhashay

The Sanchi tanker, carrying 136,000 tonnes of Iranian oil worth $60m (£44m), caught fire after the crash.

China’s ministry of transport said the crew – 30 Iranians and two Bangladeshis – were missing from the Panama-registered vessel.

The 21-strong crew of the cargo ship had been rescued. “Sanchi is floating and burning,” the ministry said.

“There is an oil slick and we are pushing forward with rescue efforts.”

Poor weather and huge plumes of smoke rising from the tanker are making rescue attempts difficult, Mohammad Rastad, head of Iran’s Ports and Maritime Organisation, told Iranian television.

———

Markab nuuca Shidaalka qaada oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa ku dhacay Markab kale oo nuuca xamuulka qaada ah oo marayay Biyaha Wadanka Shiinaha , waxaana shilkan ka dhashay khasaaro kala duwan.

Shilkan ayaa ka dhacay meel 300km u jirta xeebta magaalada Shanghia ee dalka Shiinaha, waxaana dab xoogan uu qabsaday markabka laga lahaa dalka Iran ee shidaalka u waday Kuuriyada Koonfureed.

Waxaa baadi goob xoogan loogu jiraa nolol iyo geeri 32-qof oo saarnaa Marakabka Iran laga leeyahay ee shilka ku gubtay, waxaa sidoo kale wali gubanaya markabka Shidaalka waday ee Sanchi.

Cabsi ayaa laga qabaa in Markabka Shidaalka waday ee gubanaya in shidaalka saaran badda ku daato uuna soo gaaro xeebta, waxaana socda dadaalo lagu doonayo lagu damiyo dabka markabka qabsaday. Daawo sawiro: Laba markab oo isku dhacay qasaare badana ka dhashay

Close