Latest news updateWarkii Universal Tv

Daawo Sawiro: Dowlada & AMISOM oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Muhiim ah

Somali government and African Union peacekeeping troops have captured a town in the south of the country from al Shabaab insurgents on Friday, the second seizure this week, government officials and the group said.

 Ethiopian troops in the African Union peacekeeping mission (AMISOM) and Somali soldiers captured Dinsoor district, about 120 km to south west of Baidoa.

The group, which wants to impose its strict interpretation of Islam on Somalia, has been forced out of its major strongholds by the African and Somali forces but continues to launch bomb and gun attacks against officials and politicians.

——–

Ciidanka XDS oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab kala wareegay degaanka Abiikarow oo ku yaalla duleedka Magaalada Marko ee gobolka Sh/Hoose.

Sida ay sheegeen Saraakiisha XDS ciidamada iskaashanaya ayaa degaanka Abiikarow ka weeraray labo Jiho oo ay ku sugnayeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

Ururka 26-aad ee ka tirsan Guutada 3aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa la sheegay iney fuliyeen howlgalka Al-Shabaab looga saaray degaanka Abiikarow

G/Sare Xasan Maxamed Abukar oo taliyaha ururka 26aad ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ay iska caabin aan sidaa u xooganeyn ay kala kulmeen Al-shabaab ka hor inta aysan kala wareegin degaankaas.

“Degaanka Abiikarow waxay Al-shabaab ku gumaadi jireen shacabka howlgalkana wuxuu yimid codsi iyo qeylo dhaan naga soo gaartay dadka halkaas ku noolaa oo si weyn u soo dhoweeyey ciidanka iskaashanaya ee ka saaray Al-shabaab, mana jirin wax khasaare ah oo naga soo gaaray howlgalkan” ayuu yiri G/Sare Xasan Maxamed Abukar.

Daawo Sawiro: Dowlada & AMISOM oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Muhiim ah

Back to top button