DAAWO MUUQAAL Dad wiligooda geel aan arag waxa ka qabsaday
Dad wiligooda geel aan arag ayaa waxaa qabsatay taariikh wiligooda ay ka sheekeyaan ka dib markii ay ku xirxireen xargo aan celin karin uuna ka fafagtay muuqaalkaan qosolka badan halkaan hoose ka daawo.
DAAWO MUUQAAL QOSOL BADAN oo ka baxay Universal tv
Barnaamijka IIwad sheekada ee ka baxa telefishinka caalamiga ah ee Universal tv ayaa waxaa lagu soo qaatay barnaamijka kaamerada qarsoon taasoo lagu jilayey nin timo jare ah oo aan aqqon sida loo jaro timaha ayaa wuxuu kaga cayaarayaa timaha wiil dhalinyaro ah.
Gabar Sacuudiga u dhalatay oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee carbeed ee korta buurta Everest.
Raaxa Muharaak oo u dhalatay dalka Sacuudiga ayaa toddobaadkan noqotay gabadhii ugu horreysay ee carab ah ee korta ama gaarta figta sare ee buurta ugu dheer caalamka ee Everest . Gabadhan oo ay la socdeen xubin ka tirsan qoyska amiirada ee Qadar ,
Iyadoo la filayo in maalinta arbacada cod loo qaado mooshin ay xubbno ka tirsan baarlamaanka ka gudbiyeen Xukuumada Raisul wasaare Saacid ayaa waxaa laga cabsi qabaa in maalinta beri ah ay banaanbaxyo waaweyn ka dhacaan caasimada Somalia ee Muqdisho.
GACMO IYO SIYAASAD MIDEYSAN AYAA GUUL LAGU GAARAA. REER BANAADIRIGA AYAA MARKA MIDNIMADA TILMAAMAYAAN TUSAALE WAXAY U SOO QAATAAN IN FAR KALIYA AYAN FOOL DHAQIN, RUNTA NA WAXAY TAHAY IN SIYAASAD MIDEYSAN KALIYA GUUL IYO NABAD LAGU SOO XASILIN KARO, MIDNIMADA NA AY KA QEYR IYO WAX TAR BADAN TAHAY KALA QEYB SANAANTA OO UGU DAMBEYNTII SOO DEDEJIN DOONTO DAGAAL SOKEEYE.