Wararkalaga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in malintii labaad ay ku xayiran Garoonka Axmed Gurrey ee Magaaladaasi Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulihiisii.
Maamulka Somaliland oo Jebiyay Qodob Ka Mid Ah Heshiiskii Lagu Kala Saxiixday Dalka Turkiga
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland, Xubina ka ah Xisbil-xaakimka KULMIYE,ayaa ku hanjabay in ay gabi ahaanba Somaliland ka bixi doonto wadahadalka u socday Soomaaliya, haddii ay dawladda federaalka ahi joojin weydo daandaansiga iyo fero-gelinta ay ku hayso madax-bannaanida iyo Qarannimada Somalilandka.
Maamulka Degmada Awdiinle oo Ka Warbixiyay Xaalada Guud Ee Amaanka Degmadaasi
Maamulka Degmada Awdiinle ee gobalka Bay ayaa ka Hadlay Xaalada Amaan ee Degmadaas Gudoomiyaha Degmada Awdiinle maxamed sheekh Cabdulaahi oo Waraysi Siyeey Warbaahinta ayaa sheegay In Amaanka degmada u yahay Mid la isku Halayn Karo ayna Sugayaan Ciidamada Dowlada soomaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISON
Nin midi ama qalabka afka leh ee Kartoonada lagu jeexo laad laadinaya, ayaa qoorta kaga muday askari Faransiis ah oo ku sugnaa meel u dhow xaruunta dalkaas ee Paris.
Qiso layaab leh: Gabar habeenkii arooskeeda la ogaaday inay walalkeed uur u leedahay ceeb iyo layaab
Gabar u dhalatay Dalka masar oo 22 sano jir ah deganna xaafada shibra oo ka tirsan Gobalka Qalyuubia oo 50Km u jira Caasimada Dalka Masar ee Qaahira ayaa habiinkii arooskeedii la ogaaday in ay uur labo biloda u leedahay walaalkeed oo 28 sano jir ah.
Habiinkii markii xaafadii loo soo guuriyay ayaa ninkii guursaday gabadha dareemay in ay ka muuqdaan astaamaha uurka (walac) markaas ayuu u waday dhaqtar baaritaan ku sameeya.