MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Deg Deg:Saxaafada oo la iskugu yeeray Xarunta Madaxtooyada iyo Raysalwadaaraha oo lagu dhawaaqi rabo.
Saxafiyiin ajaanib iyo Somali iskugu jirta oo goor dhaw gaaray xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa soo sheegaya in dhamaan warfidiyeenku diyaar yihiin lana sugayo madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweynaha Somalia uu raysalwasaare umagacaabi doono Siciid Faarax Garaad oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo ee Koofurta Galbeed Somalia.

Shadoor Xaaji Shadoor oo ka mid ah Xubnaha warfaafinta uqaabilsan Xafiiska Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in saacado yar kadib Xasan Shiikh uu ku dhawaaqayo Wasiirka 1aad saxaafaduna ay diyaar yihiin.

Warbaahinta muqdisho ka howlgasha ayaa indhaha ku heysa xarunta madaxtooyada dhawaqa kasoo baxaya halkaasi iyadoona si weyn shacabku uwada sugayaan magacaabista Raysalwasaaraha Cusub ee Somalia.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,494,856 unique visits Top