MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Madaxweynaha dalka oo ku baaqay in horumarka dalka laga shaqeeyo
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in hadii lagawada shaqeeyo xal uhelida dalka Soomaaliya laga baxayo dhibaatada mudada dheer soo martay dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay in dalka Soomaaliya uu yahay mid ballaaran islamarkaana hadii Odayaasha Soomaaliyeed iyo sidoo kale dhalinyarada ku nool dalka dhamaantood ay uwada dhaqaaqaan sama ka talinta dalka wax waliba ay noqonayaan kuwa hagaaga.

“Hadii Soomaali oo dhan ay gacmaha isqabsadaan waxaan filayaa in lagaari karo horumar ballaaran oo uu dalka gaaro marka Soomaaliyeey aan kawada shaqeyno horumarka dalka”

Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in hada marxalada dalka Soomaaliya uu ku jiro laga gudbayo loona gudbayo marxalad ka wanaagsan tii muddada 20-sano aheyd uu dalka soo maray.

Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu muddo 21-sano ah kusoo jiray dagaal sokeeye dhinackastaba haku yimaadee, iyadoo hada marxalada la taagan yahay dad badan ay rajo ka muujinayaan in laga baxo dhibaatada.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,563,853 unique visits Top