Not a member yet?
Click here to register.
Forgotten your password?
Request a new one
here .
Oh no! Where's the
JavaScript ?
Your Web browser does not have JavaScript enabled or does not support JavaScript. Please
enable JavaScript on your Web browser to properly view this Web site,
or
upgrade to a Web browser that does support JavaScript;
Firefox ,
Safari ,
Opera ,
Chrome or a version of
Internet Explorer newer then version 6.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
Allaha u Naxariiste Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow oo kamid ahaa Culumada Soomaaliyeed si weyna looga yaqaanay Magaalada Muqdisho.
Sheekh Axed ayaana xalay ku geeriyooday Gurigiisa kadib markii mudo aan badneen uu qabay Xanuun dhanka Dhiigkaraka ah kaa oo ugu danbeyn sababtay in uu Xalay Sheekh Dhicisoow Magaalada ugu geeriyoodo.
Sheekha ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso Magalada Muqdisho waxaana la filaya in aaskiisa ka qeyb galena Culumaa’udiin iyo buolshada Qeybaheeda kala duwan iyo Masuuliyiin katirsan Dowlada .
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.