MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Daawo Vedio) Qoysas Dan Yar Ah Oo Iskugu Jira Agoomo Iyo Dad Waayeel Ah Oo Gudaha Magaalada Buuhoodle Deeq Raashin Loo Qaybiyey‏
Qoysas dan yar ah oo iskugu jira agoomo iyo dad waayeel ah ayaa gudaha Magaalada Buuhoodle waxaa loogu qaybiyey deeq raashin ah, deeqdan raashinka ayaa waxaa soo diray Cali Diiriye Gamaadiid (Cali Shaah) oo kamida qurba joogta Deegaanka Buuhoodle ee ku dhaqan dalka sacuudiga, waxa uuna deeqdani uu u soo wakiishay Sheekh C/laahi Jaamac Haaruun oo kamid ah culuma awdiinta magaalada buuhoodle. Hadaba waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Sheekh C/laahi Jaamac Haaruun, isagoona u mahad celiyey Cali Diiriye Gamaadiid oo ah soo diraha deeqdani isla mar ahaan taana xusay in ay deeqdani gaadhsiiyeen dan yar ah kuwaas oo aan soo gaadhi karin meesha deeqdani lagu qaybiyey ayna ugu geeyeen guryahooda.

Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay qaar kamid ah dadka deeqdani lasoo gaadhsiiyey, iyagoona dhankooda si weyn u soo dhoweeyey deeqdani.

Halkan ka Daawo


Ma aha markii ugu horaysay ee deeq noocan oo kale ah uu soo gaadhsiiye Cali Gamaadiid Diiriye (Cali Shaah) oo kamida qurba joogta Deegaanka Buuhoodle ee ku dhaqan dalka sacuudiga qoysaska dan yarta ah, iyo sidoo kale dadka waayeelka ah ee aadka u tarta daran ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle.




Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Buuhoodle Soomaaliya
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,523,050 unique visits Top