DAAWO Khudbadii uu Musharax DR Gaas ka jeediyay Xildhibaanda hortooda
Dr Gaas Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa Khudbad xasaasi ah ka jeediyay kulankii xildhibaanada barlamaanka.
Waxaa uu Khudbadaas kusoo gudbiyay musharaxnimadiisa iyo waxa uu qaban doono marka la doorto.
Xildhibaanada barlamaanka ayuu ka dlabaday in ay ugu codeeyaan si dalka uu hormar ugaarsiiyo isagoo sheegtay libinta ka bixitaanka xaalada KMG ah, iyo hirgelinta dastuurka.