MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Muuqaal ahaan Udaawo Khudbadii Xasaasiga ahaa ee Farmaajo uu ka jeediyay Xildhibaanada Hortooda
Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya DR Maxamed C/lahi Farmaajo ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay kulankii ay musharaxiinta kusoo bandhigayeen waxa ay qaban doonaan hadii la doorto.

Farmaajo ayaa si weyn u amaanay wax qabadkii xukumadiisii taas oo dhidibada utaagtay xal uhelida Soomaaliya gaar ahaan ka bixitaanka xaaladda KMG ah.

Waxaa uu sheegay inuu ahaa shaqsigii horseeday maamul wanaag, bixinta musharaadka ciidamada, Xildhibaanada iyo shaqaalaha kale ee dowlada.

‘’Maalinta Isdmniinta ah eek u began 10-ka Bisha waxaad kala dooran doontaan Nin Xun iyo Nin Fiican ‘waxaad dooran doontaan Nin dalka dumiya ama nin dalka dhisa ‘waxaad dooran doontaan nin aad u xun ama nin aad u fiican marka kala doorta labadaas ‘’ ayuu mar kale yiri farmaajo


Comments
Render time: 0.03 seconds 4,509,544 unique visits Top