SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Dhagayso) Ganacsatada Ku Dhaqan Degmada Balad Xaawo Oo Cabasho Ka Muujiyey Sonkor Ay Degmadaasi Keentay Shirkadda Hormuud
Gudoomiyaha gudiga ganacsatada ee Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo Barre Maxamed Faarax oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay inay ka cabanayaan sonkor raqiis ah oo ay Degmada Balad Xaawo keentay Shirkadda Hormuud, isagoona gudoomiyuhu arintaasi sheegay inay keentay in ay xidhmaan dhamaanba ganacsigii kala duwanaa ee Degmadaasi. Gudoomiyaha gudiga ganacsatada ee Degmada Balad Xaawo Barre Maxamed Faarax ayaa sidoo kale sheegay in sonkortani ay tira ahaan gaadhayso ilaa 20, 000 kiintaal isla markaasna ay Shirkadda Hormuud ka keentay Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya, kana qiimo jaban tan ay iyagu ku gadaan dad weynaha ku dhaqan Deegaankaasi. Hadaba waraysigaas oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso.

Halkan Ka Dhagayso

HALKAN KA DHAGEYSO
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,958,965 unique visits Top