KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Haweeney Ninkii Guursadaa sii neysa lacag aad u tiro badan hadii uu kasoo baxo Shuruudaha ay hor dhigto
Haweeneey Maal qabeen ah oo u dhalatay wadanka sacuudi Carabiya ayaa Balan qaaday in ay siin doonto bilyan iyo Sadax boqol iyo Sodon kun oo Doolar ninkii iyada guursadaa .

Majalada (SAYIDATII ) ee Sacuudiga ayaa Barteeda internetka ku daabacday in haweeneydaan malqabeenka ah ay ninkii Guursadaa Abaal marin ahaan u siin doonto Lacagtaasi faraha Badan ee Gaaraysa Bilyanka iyo 330 kun ee dollar.

Haweynaydaan oo aanan Magaceeda laxusin ayaa siinaysa caruuskeeda ka soo gudbaa shuruudaheeda oo ay ugu wayntahay in uu Gurigeda Gaarka ah ku guursadaa, shuruudahana waxaa ay hor dhigi doontaa cidii soo doonata.

Maalqabeenadaan oo 33 jir ah ayaa dagan Magaalada Jidah ee Boqortooyada Sacuudiga, waxaana ay dalbadatay in ninkii danaynaya in uu Fax usoo diraa asaga oo soo raacinaya taleefankiisa gacanta si ay ula xariirto.

Majalada ayaa soo xigatay in haweeneydaan ay usheegtay in Guur ay soo martay sadax sano ka hor , sababata ay ukala tageena uu ahaa in ninkaasi uu damcay xoolaheeda, balse xiligaan aysan wax dan ah ka laheen hadii uu rabo lacagteeda iyo in kale.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,944,042 unique visits Top