MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalo Culus ay ka qeyb qaadanayaan Diyaarado Dagaal oo xiligan ka soconaya ..
Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Biibi oo katirsan Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ay kasoconayaan Xiligan Dagaalo aad u Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada ,kuwa Kenya oo wada jira iyo Dagaalyahanada Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa ah mid aad u culus sida wararka lagu helayo waxaana ka qeyb qaadanaya Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn dhinaca Cirka u geesanaya Goobaha ay Al-Shabaab ka dagaalamayaan.

Dagaalka ayaa qaraxay kadib markii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab weerareen Saldhigyo ciidan oo kuyaala aDuleedka Deegaanka Biibi oo u dhaxeeya AFmadow iyo Kismaayo dhawaan ay la wareegeen Ciidamada Huwanta ah.

wali warar faah faahsan lagama heli karo dagaalka oo ah mid wali socda ,Saraakiil katirsan Ciidanka Dowlada ayaa sheegay in Dagaalka ay Shabaab qasaarooyin ku gaarsiiyeen sidoo kalana looga gubay Gawaari dagaal.

Al-Shabaab dhankooda wali Dagaalka war kama aysan soo sarain ,waxaana soconaya gurmadyo kala duwan oo gaaraya labada dhinac ee dagaalamaya ,waxaana laga baqayaa in dagaalka uu dhul hor leh kusii fido siina xoogeesto.

Dhawaan ayey aheed markii Ciidamada Huwanta ah dagaalo maalmo socday kula wareegeen Deegaanka Biibi oo katirsan Gobolka Jubada Hoose kuna dhaw Magaalada Kismaayo iyadoona Ciidamada Huwanta ay sheegeen in dhawaan gaari doonaan Kismaayo.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,487,472 unique visits Top