MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO SAWIRADA:Ciyaaryahan Caan ah oo Dilay Gacalisadiisa kadibna isaga isku toogtay Garoonka Tababarka Kooxdiisa
Ciyaar yahan kubadda Dalka Mareykanka looga yaqaan Footballka ciyaari jiray kana tirsanaa kooxa Kansas City Chief ayaa istoogtay kadib makii daqiiqada kahor gabar saaxiiba la’aheyd uu khaarijiyay.

Ninkaan ayaa waxa uu isku toogtay irida garoonka Arrowhead Stadium oo ay leedahay Kansas City Chiefs.

Police-ka ayaa waxa ay sheegeen in Ciyaaryahankan oo lagu Magacaabo Jovan Belcher’s marka hore uu saaxiibtii ku dilay meel dhwor mile u jirta garoonka kahor inta uusan gaarigiisa usoo kexeysan garoonka tababarka kooxda.

Ninkaan ayaa isku khaarijiyay goobta gaarigiisa uu kubaakimay iyada oo ay arkayaan dhaman sarakiisha kooxda uu u ciyaarayay.

Sarkaalka booliska ee Kansas City ayaa sheegay in lagu soo war geliayay in shan mile meel ujirta garoonka lagu toogtay haweeney iyada oo ugu danbeyn la’ogaday in ay tahay ciyaaryahanka isdilay saaxiibtiid.





Comments
Render time: 0.03 seconds 4,500,039 unique visits Top