MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
AC Milan Oo Walwal Ka Qabta Dhaawaca Soo Gaaray Weeraryahankeeda Pazzini
Giampaolo Pazzini ayaa ka mid noqday walwalka ay qabto kooxda Milan kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray tababarkii uu la qaadanayay kooxda.

Weeraryahankan ayaa la filayay in uu ku bilowdo kulanka habeenimada Sabtida ay kooxdiisu la yeelanayso Atalanta, balse waxaa la sheegay inuusan ciyaari doonin kulankaas dhaawac ka soo gaaray lugta midig awgeed.

Sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Rossoneri kooxda ayaa ku qanacsan in waqti wanaagsan ay go’aansatay inay ka joojiso tababarka uu qaadanayay si aysan xaalada u sii xumaan.



Si kasta ha ahaatee, go’aanka ugu dambeeya ayaa laga gaari doonaa marka lagu sameeyo baaritaan Jimcaha waxaana baaritaankaas lagu ogaan doonaa in uu ciyaari karo kulanka ugu horeeya ee Champion League ee ay kooxda AC Milan la ciyaari doonto naadiga Anderlecht.

Kooxda Milan ayaa waxaa hore dhaawac ugaga maqnaa ciyaaryahanada Robinho, Alexandre Pato, Riccardo Montolivo iyo Ignazio Abate.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,530,197 unique visits Top