KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO: Soomaalidii daganayd dalka Holand oo lag waday arkey Ingiriiska ‘Maxey tahay sababta”
Dalka Holand waxaa uu kamid yahay dalalka ay 20-kii sano ee lasoo dhaafay ay galeen Soomaalida ugu badan, Waxaana dalkaas ay Soomaalida kala kulmeen dhibaatooyin xoogan.

Hadaba Sanadihii lasoo dhaafay waxaa Holand isaga tagay Soomaali badan kuwaas oo galay dalalka kale ee qaarada Yurub gaar ahaan dalka Ingiriiska.

Su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah maxaa keenay in Soomaalidii dalka Holand ay u barakacaan dhanka dalka Ingiriiska.

Barnaamijka waxaa lagu waraysan doonaa Soomaali badan oo kusugan gudaha dalalka Ingiriiska iyo dalka Holand.
Comments
Render time: 0.34 seconds 4,941,068 unique visits Top