MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Xafladii Xaglatoosiye xilkiisa loogu wareejiyay magaalada Hargeysa
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) ayaa maanta xilkii kula wareegay madal ay fadhiyeen masuuliyiin tiro badan oo si baaladhan loo soo agaasimay.
Xafladan xil wareejinta oo maanta lagu qabtay hoolka hay’adda shaqaalaha ayaa waxa masuuliyiinta ka soo qayb gashay ka mid ahaa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, Wasiirka Ganacsiga C/risaaq Khaliif Cismaan, Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali (Cadami), Wasiirka hawlaha Guud iyo Gaadiidka Axmed Cabdi Xaabsade, Wasiirka Kaluumaysiga C/laahi Cismaan Jaamac (Geeljire), Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Guddoomiye ku xigeenka Urur siyaasadeedka Xaqsoor Cali Sandule, Wasiirka Duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan.

Halkan ka daawo video Faah Faahsan


Comments
Render time: 0.03 seconds 4,579,712 unique visits Top