MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ra,isul wasaare Saacid oo maanta la kulmay haweenka iyo bulshada rayidka ah
Ra段sul wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Ururada Bulshada Rayidka iyo Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Kulanka oo warbaahinta ay banaanka ka jogtay ayaa waxaa uu dhexmaray Ra段sul wasaare Shirrdon iyo Ururada Bulshada Rayidka oo ay la socdeen haweenka qaranka Soomaaliya , waxaana si weyn looga hadlay doorka ay Bulshada Rayidka ah ku leeyihiin ka qeyb qaadashada horumarka dalka.

Mid ka mid ah Haweenka oo ku hadashay Magaca Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa sheegtay in kulanka diirada lagu saaray arimo ay ka mid yihiin sidii Bulshada u garab istaagi lahayd dowlada cusub iyo sidoo kale in Haweenka ay helaan Xaqa ka maqan.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Qadro ayaa sheegtay in Ra段sulw asaaraha uu balan qaaday inuu wax ka qaban doono xaqa la duudsiiyay haweenka , isagoo kaashanaya Madaxad cusub ee Dolwada.

Cabdi Xaaji oo ah Ninka u qaabilsan Ra段sulw asaaraha dhanka warfaafinta ayaa sheegay in Ra段sul wasaarah uu kulan la qaatay Haweenka iyo Bulshada Rayidka ah , waxaana uu cadeeyaya afayeenka Xafiiska Ra段sul wasaaraha in ay Bulshada muujiyeen taageerada ay u hayaan Ra段sulw asaaraha cusub iyo Dowladiisa.

Goob Doon oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaciyay in haweenka ay Ra段sul wasaaraha kala hadleen sidii loo siin lahaa xaqa ka maqan , waxaana uu Mudane Saacid u balan qaaday inay heli doonaan waxa ay xaq u leeyihiin Haweenka iyo dhamaan Ururada Bulshada Rayidka ah.

Comments
Render time: 0.03 seconds 4,565,316 unique visits Top