MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
War Deg Deg Ah yaa ku horeeya Codadka hada Doorashada Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh (Aqriso Natiijada)
Waxaa hada soo dhamaaday Sanduuqa koowaad ee Codadka ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka iyadoona labada Dhinaca ay hada Codadka ay ku kala horeeyaan.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada u Muuqda nin ku horeeyo Codadka ilaa hada la tiriyay ee Sanduuqa Koobaad waxaana Muuqda in Sheekh Shariif Caawa sida Saaxibadiis Cabdi Wali Gaas iyo Shariif Xasan uu Galban doono lagana guuleesan doono Maadaama cod dheeri lagu kala reyn doono.

Codadka ayeyna hada ugu kala horeeyaan Sanduuqa Koowaad sida Tan

Xasan Sheekh Maxamuud 126

Sheekh Shariif Sheekh Axmed 55

Waxaana hada Dhiman Sanduuqa Labaad ee Codbixinta lamana oga in Sheekh Shariif Sanduuqaas kale uu ka heli karo Codad uu ku badbaado si uu mar kale Madaxweyne Dalka ugu Noqo.

Waxaana wali socda Tirinta Codadka waxaana laga yaabaa in wax badan is badalaan ciyaar wa agali dambe ayey Soomaalidu tiraahdaa.

Waxii kusoo kordhana Natiijada oo dhameestiran kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,567,721 unique visits Top