Latest news updateWarkii Universal Tv
Ogeysiis la wareejin website
Waxaa dhamaan booqdayaasha sharafta leh la ogeysiinayaa in webka Saafi Films & Saafi Studio lagala wareegay maamulkii hore ayna la wareegeen shirkad cusub shirkadaasoo ah Burji Studio,
Waxaan dhamaan booqdayaasha ku war gelineynee in dhowaan isbadal balaaran lagu sameyn doono Insha Allah.
Wixii fikrado ah dhawaan ayaan idin soo bandhigi doonaa foom aad kusoo gudbin kartaan ra’yigiina qiimaha badan leh.
Si aad ula socoto waxyaabaha aan kusoo kordhino webka Saafi Films ama Saafi Studio fadlan si joogto ah usoo booqo.
Mahadsanidiin
Cabduraxmaan
www.saafifilms.com
www.saafistudio.com