Latest news updateWarkii Universal Tv

Kaniisad kutaala Mareykanka oo lagu laayay dad badan oo ay ku jiraan caruur.

SUTHERLAND SPRINGS, Texas (AP) — A man dressed in black tactical-style gear and armed with an assault rifle opened fire inside a church in a small South Texas community on Sunday, killing 26 people and wounding about 20 others in what the governor called the deadliest mass shooting in the state’s history.

Officials didn’t identify the attacker during a news conference Sunday night, but two other officials — one a U.S. official and one in law enforcement — who were briefed on the investigation identified him as Devin Kelley. They spoke to The Associated Press on the condition of anonymity because they weren’t authorized to discuss the investigation.

The U.S. official said Kelley lived in a San Antonio suburb and doesn’t appear to be linked to organized terrorist groups. The official said investigators are looking at social media posts Kelley may have made in the days before Sunday’s attack, including one that appeared to show an AR-15 semiautomatic weapon.

———–

Ugu yaraan 26 qof ayaa lagu dilay kaniisad ku taala magaalada Sutherland Springs oo ka tirsan gobolka Texas ee dalka Marayanka sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta gobolkaas.

Arintan ayaa timid ka dib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad isugu jira caruur, dhalinyaro iyo waayeel Wararku waxaa ay sheegayaan in 25 kale ay ku ku dhaawacmeen weerarka.

Magaalada uu weerarka ka dhacay ayaa qiyaasti konton kilomitir dhanka koonfur bari kaga began magaalada San Antonio. Booliska gobolka Texas ayaa warbaahinta maxaliga ee dalkaasi uu sheegay in raggii weerarka geystay la dilay, waxaana la arkayay muuqaalo muujinaya ciidamada ammaanka oo soo buux dhaafiyay goobta uu weerarka ka dhacay.

Gawaarida gurmadka degdega iyo kuwa dab damiska ayaa sidoo kale gaaray goobta, waxaana sidoo kale soo baxaya warar sheegaya in dadkii halkaasi ku sugnaa la soo daad gureeyay.

Barasaabka gobolka Texas Mr Greg Abbot ayaa sheegay in hadda la tacaalayaan xaalada, waxaana weerarkan cambaareeyey madaxweyne Trump oo booqasho ku jooga dalka Japan.

Booliska ayaa sheegaya in weerarkan uu geystay askari ka tirsanaan jiray ciidamada Maraykanka oo shaqada laga eryey, lamana oga illaa hadda sababta uu dadka u laayey iyo waxa ku kalifay, waxaana socda baaritaano ay wadaan booliska. Kaniisad kutaala Mareykanka oo lagu laayay dad badan oo ay ku jiraan caruur.

Back to top button