Hambalyo dhamaan daawadayaasha shabakada Saafi Films
Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan shaqaalaha, howlwadeenada shabakada Saafi Films waxaan hambalyo ku aadan dhalashada bisha Shawaal iyo Munaasabada Ciidul-adxaa u dirayaa dhamaan ummada islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo muslimiinta gudanaya waajibaadka xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.
Waxaan idin leenahay hambalyo hambalyo hambalyo