Home » Latest news update » Daawo Weerar loo adeegsaday Walxo sun ah oo ka dhacay magaalada London

Daawo Weerar loo adeegsaday Walxo sun ah oo ka dhacay magaalada London

Warka Universal Tv & warar kale oo ku xiiso geliya maalin walba kala soco www.saafifilms.com. Sidoo kale xulka dhacdooyinka Soomaalida, Aflaan, Musalsalo, Sheeko gaaban, layaab, qosol & weliba diinta.

Somali News information is gathered all around the world specially where Somali people live, news footage & preparing it about current events. Journalists provide news through many different media formats, based on word of mouth, broadcasting, electronic communication, and also on their own testimony, as witnesses of relevant events.

Warkii Universal Tv is the leading Somali news agent that produces dozens of news items daily, Thus if you need to watch video footage of  the latest news that comes from different places this is the right place to watch.

We also produce Somali films, Music & Islamic education & lectures, our video production studios locates in multiple locations such as Mogadishu Somalia, Cairo Egypt & London England.

You can visit our website Saafi Films hourly & enjoy our updated contents.

—————–

Weerar loo maleenayo in loo adeegsaday walxo sun ah ayaa ka dhacay Suuqa laga dukaameesto ee tratford oo ku yaala bariga magaalada London ee Caasimada dalka Ingriiska.

Sida ay ku warantay BBC Lix qof ayaa dhaawac ka soo gaaray weerarkan sunta loo adeegsaday ee ka dhacay bariga London, waxaana dadka dhaawaca soo gaaray la sheegay in xaaladooda aysan halis aheyn.

Ciidamo katirsan booliiska magaalada London ayaa gaaray halka uu ka dhacay weerarkan Sunta loo adeegsaday, waxaana goobtaasi la sheegay in ay ku murmeen labo koox oo dhalinaro ah , waxaana xiligaas kadib lasoo tuuray walxo loo maleenayo in ay Sun yihiin.

Booliiska ayaa xiray wiil dhalinyaro ah oo looga shakisan yahay in uu ka dambeeyay weerarkan sunta loo adeegsaday, waxa ayna booliiska sheegeen in arintan baaritaano ku wadaan.