Latest news updateWarkii Universal Tv

Daawo Sheekh caan ah oo dirqi uga badbaaday Shabaabkii Naasa Hablod

Daawo Sheekh caan ah oo dirqi uga badbaaday Shabaabkii Naasa Hablod
Al-Shabaab claims responsibility for blast and siege in Somali capital, … Aftermath of the car bombing at the gate of Naso Hablod hotel in Mogadishu. … including a government minister, from Mogadishu’s NasaHablod hotel.

Security forces in Mogadishu have ended a night-long siege at a hotel by five extremist attackers that left 23 people dead and more than 30 injured.

The group stormed the building after a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the entrance gate on Saturday afternoon.

———
Daawo Sheekh caan ah oo dirqi uga badbaaday Shabaabkii Naasa Hablood
Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culumada ugu caansan ee Soomaaliyeed ayaa si cajiib ah uga sheekeeyay ka dib markii uu ka bad baaday weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Hoteelka Naasa Hablood 2 
 
Sheekha ayaa ku sugnaa gudaha Hoteelka markii uu weerarka dhacaayay , wuxuuna dhoor saacadood ku go´doonsanaa dabaqa sare kaas oo wixii halkaas ka dhacayay si aad ah ula socday .
 
 Sheekh Cali Wajiis ayaa iminka baaq adag u soo diray dowlada Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed , wuxuuna ku baaqay in meel qurah looga soo wada jeesto kooxda Al shabaab oo caadeysatay daadinta dhiiga dadka Islaamka ah .

Back to top button