Latest news updateWarkii Universal Tv

Daawo Sawiro: Ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah oo Xadka kasoo gudbay

Ethiopian Troops Enter Somalia, Back Offensive Against Al-Shabab

Hundreds of heavily-armed Ethiopian troops have crossed into Somalia, reportedly to assist a Somali government offensive against al-Shabab militants.

Residents in the border town of Dolow, in Somalia’s Gedo region, say they saw at least 30 vehicles carrying Ethiopian troops crossing into Somalia late Tuesday.

Witnesses who spoke to VOA Somali on condition of anonymity estimated that 1,000 Ethiopian soldiers entered Somalia. One resident said the troops were riding military vehicles and pickup trucks mounted with machine guns.

Ethiopia has thousands of troops in Somalia as a part of AMISOM, the African Union force fighting al-Shabab.

—————

Daawo Sawiro: Ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah oo Xadka kasoo gudbay waxa ayna ciidankan soo gaareen qeybo kamid ah gobolka Gedo.

Ciidamadan Itoobiyaanka ee Soomaaliya soo galay oo ah kuwa aad u hubeesan ayaa soo gaaray qeybo kamid ah gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Luuq .

Sida aan Wararka ku helnay Ciidamadan Itoobiyaanka oo maalmihii lasoo dhaafay xadka kasoo gudbayay ayaa qeyb ka qaadanaya howlgalka ka dhanka ah Al Shabaab ee la filayo in dhawaan qeybo dalka kamid ah ka bilowdo.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamadan Itoobiyaanka Gedo u yimaadeen si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo dhawaan tagay dalka Itoobiya ayaa R/Wasaaraha dalkaasi ka codsaday in Ciidankooda ka  gacan siiyaan dagaalka ka dhan ah Al Shabaab .

Back to top button