Home » Latest news update » Daawo Sawiro Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la geeyay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir

Daawo Sawiro Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la geeyay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir

 

Abdishakur, accompanied by several Federal MPs, including Mahad Salad was brought before Benadir regional court to face charges, including mobilizing a parliamentary motion against the government. The judge of the court Aweys Sheikh Abdullahi announced that the hearing of the case has been postponed to Wednesday, Dec 20 after the Attorney General failed to bring sufficient evidence.

Meanwhile, the Attorney General Ahmed Ali Dahir was given 24 hours deadline to present real facts supporting his case filed against the politician, who is in NISA detention in the capital for the third day. Abdullahi said if Abdishakur is found not guilty will be freed and the officials who arrested him will be convicted with an act of offending the citizen. Abdishakur, a leading critic of the government has been detained by Somali forces on Monday night, Dec 18 after the office of the Attorney General has accused him of committing criminal acts.

——–

Waxaa goordhaw xarunta Maxkamada gobolka Banaadir la geeyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xeer ilaalinta dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeesay dambiyo kala duwan.

Maxkamada waxaa sidoo kale ku sugan Xildhibaano katirsan Labada Aqal, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo masuuliyiin kale, kuwaa oo goob joog ka noqonaya Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo xalay qaab damiin ah lagu sii daayay.

Waxaa goordhaw la filayaa in Maxkamada gobolka Banaadir ka bilaabato Maxkamadeynta Siyaasigan oo Xeer ilaalinta Dowlada kusoo eedeeyeen dambiyo waa weyn ay ku jiraan qaran dumis .

Xeer ilaalinta Dowlada Soomaaliya ayaa laga sugayaa in ay soo bandhigaan cadeymaha dambiyada ay kusoo eedeeyeen C/raxmana C/shakuur ay dhawaan xabsiga dhigeen Ciidamada Nabad sugida .

Waxii Warar ah ee kusoo kordha Maxkamadeynta Siyaasigan kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah.

Daawo Sawiro Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la geeyay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir

Warkan oo kale ka daawo Saafifilms.com
Waxyaabo kale oo aad ku madadaasho saacad walba ka daawo Saafistudio.com

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la geeyay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir