Latest news updateWarkii Universal Tv

Cilad Weyn oo ku timid Telfoonada Casriga ee iPhones

Apple AAPL +0.48% recently confirmed its nasty secret: iOS slows down iPhones. Software enabling the iPhone 6 and iPhone 6S to be throttled was introduced in iOS 10.2.1 and Apple admitted the iPhone 7 was added to that list in early December through iOS 11.2. But new research suggests the most serious iPhone slowdown will be one that hits Apple itself…

In a new research note Barclays’ analyst Mark Moskowitz estimates Apple is expected to lose millions of iPhone sales as owners realise they can rejuvenate their existing phone just by replacing the battery. Especially in conjunction with Apple’s 11 month ‘plea bargain’ to reduce the price of battery replacements from $79 to $29.

————–

Shirkadda Apple ayaa sheegtay in dhammaan qalabkeeda oo ay ka midyihiin taleefoonada casriga ah ee iPhones, iyo kumbuyuutaraadka Macs loo yaqaano ay leeyihiin cillad weyn oo sahli karta in burcadda internetka ay jabsan karaan.

Balaayiin qalabkan ah oo daafadaha adduunka kala yaala ayaa halis ugu jira in la jabsado, kadib markii la ogaaday daldaloolo looga soo dhici karo.

Shirkadda ayaa hadda soo saartay qalab kab u noqon kara cilladda .

Waxa ay sheegtay in aysan wali helin caddaymo la xiriira in la jabsaday qalabka.

Shirkadaha Google iyo Microsoft ayaa soo saaray war murtiyeedyo ay macaamiishooda ugu sheegayaan in adeegyada ay ka isticmaalaan ay yihiin kuwa bad qaba haddii ay sameeyaan cusboonaysiinta barnaamijyada ay qalabka ku shaqeeyaan.

Dadka isticmaala barnaamijka Windows-ka waa in ay ogaadaan in haddii ay isticmaalayaan barnaamijyada ka hortaga Virus-ka ee ay soo saaraan shirkadaha kale in ay u baahnaan doonaan cusboonaysiin si ay u bad galaan.

Wakaaladda badbaada internetka ee Maraykanka ee lagu magacaabo CERT ayaa kal hore soo saartay digniin ah in dadka isticmaala qalabka ay iska badalaan gabi ahaanba sheeyga yar ee cilladda lagu sheegay, balse digniintaas hadda waxaa loo rogay in ay kaliya cusboonaysiiyaan barnaamijka uu qalabka ku shaqeeyo.

Back to top button