Latest news updateWarkii Universal Tv

AUN Sahra Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay

AUN Sahra Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay

https://youtu.be/i2NwYone8vY

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhaw magaaladaasi ku geeriyootay Allaha u naxariistee fanaanada qaran Sahra Axmed Jaamac .

Fanaanada ayaa lagu soo waramayaa in ay u geeriyootay xanuun hayay sida ay xaqiijiyeen eheladeeda, waxaana Fanaanadan mudooyinkii dambe kunooleed magaalada Hargeysa.

Allaha u naxariistee Fanaanada Shara Axmed Jaamac ayaa kamid aheyd Hoobalada Waabari , waxa ayna kamid aheyd fanaaniinta ugu caansan looguna jeclaa gayiga Soomaaliya.AUN Sahra Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay

 For the latest news update please visit Saafifilms.com For more entertainment visit Saafistudio.com

Back to top button

Adblock Detected

Fadlan disable ku samee Adblock si webka Saafi Films aad u daawato