XUDEYDI OO KA
HADLAYA HEESTIISA UUR HOOYO {Daawo}.
Saafi Films oo soo
bandhigeysa Fanaanka Weyn Xudeydi.
Saafi
Production Team ayaa iska kaashtay
iney idiin soo gudbiyaan Video-ga Xudeydi ee Uur
hooyo.
Goor dhow waxaan sameyn doonaa Heeso Kale oo ka
mid ah Albumka Cusub ee Aar Band oo la magac
baxay Hido & dhaqan .....