|
Xaflad sharaf ay Jaaliyada Soomaaliyeed ee
Qaahira ku nool u sameeyeen Wasiirka Arrimaha
dibeda ee Soomaaliya. Ismaaciil Maxamuud Hurre {Buubaa}.
Waxaa barnaamijkan xooga saaray inuu idiin soo
gudbiyo Shirkada Saafi Films gaar ahaan Wariye
Mahad Carabow Cali & Camera man: Jibriil Mohamed
Jibriil.
Si
aad full screen ugu daawato double click on the
video
|