|
|
|
 |
|
|
|
WALAALO
AAN IS OGAYN OO IS GUURSADAY.
|
|
|
WALAALO
AAN IS OGAYN OO IS GUURSADAY QEYBTII 2-AAD.
Qiso cajiib ah oo qabsatay qoys Soomaaliyeed

Akhirstoow waa sheekdii mucjisada laheed
dhameeys tirkeedii hadaba Aduunkan ILLaahay
ayaa iska wax kasta ayaa dhici kara . waayo
aduunka waxaan la arkin waa yartahay waa
duni aakhira sabaan ku qabtay iyo qadar alle
waa la iska qaataa
waxaa in badan la is waydiiyaay cunga uurka
ku jira hal habeen ayuu uurka ilaahay ku
beeray hadaba markaan culumo badan la
kaashanay arinta waxay isku raaceen marka
hore khaladka waxaa iska leh waalidka
dayacay dadkan ay dhaleen khaastan aabaha ..
somalidu marka wiil u dhasho iyo markay
gabadhi u dhalato waxay qiimeeyn jireen
marka wiil u dhasho lakiin waxay aheed
jaahil nimo qofku ubadka uu dhalo hadii
ilaahay siiyo waxuu doono ha ahaado waa inuu
ku qanacsan yahay ........aduunka awlaadu
waa Deeq ilaahay Qofkuu doono Uusiiyo Qofkuu
doono Uu siinin markaa waxaa mar lawaad
qaladka aan saranayna waalidka
|
| |
|
|
| |
|
|
|
|
|
|
Marka
xigta waxaa Qaladka iska leh labadda is aroostay
Ee sida fududu isku guursatay waxaana meesha ku
jirta Guurku waa Shay qaali ah . waxaad
abuuraysaa Qooys dhan waxaa loobaahan yahay in
aad xaqiijiso guurkaga waayo somalidu waxay
dhahdaa ubadkaagu waxay hiilo kaaga baahan
yahiin markaad hooyadood guursanayso
hadaba Wakhtigan casriga ah wax badan ayaa la
iska fududeeystay waxaad arkaysaa dad 10 maalin
is yaqaano oo sheekada ku koobaya waa kaa helay
anigaa kaa daran kadib hadii aan is aroosno
kawaran waxba kama qabo sidii ayaa la isku
guursana waa xaqiiqa taasi Waxii doona ayaa
meeshas ka iman kara
hadaba guurku wuxuu ubaahan yahay ka fiirsasho
badan iyo inaad ogaato meesha aad u socoto ee
aad rabto hadii ilaahay ku siiyo inaad awlaad ka
beerto intaas waa canaan ama xasuusin wax badan
oo laga tagay
hadaan Usoo noqo Lawadan is guursaday ee
walaalaha aan is ogeen waa qadar ku dhacay way
kala furan yahiin daah idinkama saarana ...
waxaa Meesha yaala waa Cunaga Uurka ku jira ,
Cunugu wuu dhalanaya xalaal ayuu ku dhashay mana
la isku dayi karo in la dilo qofkii isku dayo
qof inuu dilo uur ku jira waa danbiile ilaahay
ayaa kula xisaabtamaya
hadaba wiilkaas sida ay culumdu xaqiijiyeen
Maxamed canugu haduu dhasho wuxuu u yahay Abti
marna gabadhu yasmiin ee Qadarku qabsadayna
Hooyo ayaay u tahay marksata
hadaba akhristoow sidan ayaay culumadu noo soo
gud biyeen waxaanay sheekadan mucjisda ah loo
soo ban dhigay inaysan marlawad dhicin oo ay ka
fiirsadan dadka guur doonka ah wiil ha ahaado
ama gabadh ha ahaado .......waxaan aad ugu soo
cel celiyeen culumadu in laga fiirsado guurka
inaan la fududeeysan guurka.
Abdinasir Ahmed Kheyre (Abtiga)
koyla571@hotmail.com
Xuquuqdu waxay u dhawrsantahay Saafi Films.
|
|
|
|
|
|
|
|
| |
|
|
|
|
|
|