1-axkaamta
soonka
soonka
xaga
sharciga
waa:-
afka
in
laga
heesto
waxyaalaha
afuriya
laga
bilaabo
addanka
labaad
ee
salaada
subax
ilaa
qoraxda
kadhacdo
ayadoo
niyad
ay
la
jirto
2-xukunka
soonka
Soonka
bisha
ramadaan
waa
waajib
ilaah
waxa
uu
yiri(kuwa
ilaah
rumeeyayow
wxaa
la'
idinku
waa
jibayay
soon
sida
loogu
waajibayay
kuwii
idinka
horeeyay,
waxaad
mudantihiin
ilaah
in
aad
kabaqdaan)
Nabiguna
waxa
uu
yiri
S/C/W,(waxaan
arkay
dad
cirbohooda
ku
xiran
oo
dhabanadoodu
ay
dilaac
san
yihiin
dhiigana
kadadanayo
marka
ayaan
iri
waa
kuwee
dadkani?
Jibril
ayaa
yiri:
waa
kuwa
afrura
xiliga
afurta
ka
hor)
saxiixul
targiib
25/265
IMAAMU
DAHABINA
WAXA
UU
YIRI:
"qofka
afura
cudur
la'
aan
waxa
uu
kashar
badanyahay
kan
sinaysta
ama
caba
khamriga
islaamkiisana
shki
ayaa
ku
jira".
3-fadliga
soonka
soonku
aad
ayuu
u
fadli
badanyahay
oo
ilaah
waxa
u
yiri"aniga
ayaa
leh
kana
amaal
marinaya
adoonkayga"
baryada
qofka
soomana
waa
la'aqbalaa
waana
kufaraxayaa
marka
uu
ilaah
la
kulmo,
maalinta
qiyaamahana
dadka
sooma
irid
gaar
ah
ayay
janada
ku
leeyihiin
oo
cid
kale
ayna
kageleen,
soonkuna
maalinta
qiyaamaha
waa
udoodayaa
adoonka
oo
ilaah
ayuu
kaga
shafeecaya
,qofka
u
sooma
ramadaan
si
niyad
sami
iyo
iimaan
leh
waxaa
loo
dhaafaa
danbigiisi
hore
oo
dhan.
4-faa'idada
soomka
1-ala
kabaq:
oo
soomku
maadama
qofku
cunada
uu
yareeyay
shahwada
ayaa
yaraanaysa
taas
oo
cibaadada
ku
kaalmaynaysa.
2-
naxarista
masaakiinta:
qofku
marka
uu
baahdo
waxa
uu
dareemayaa
dhibaatada
haysata
masaakiinta,
markaa
ayuu
kaalmaynaya.
3-nidaam
iyo
xakameenta
nafta:
qofku
marka
u
afuro
xilli
go'an
oo
daqiiqad
aan
lagu
dereen
suxuurta
sida
ookale
waxa
uu
baranayaa
ilaalinta
nidaamka
balanta
sidookale
maadaama
uu
maalinta
Ramadan
oo
dhan
wax
kasta
kasoonaa
waxa
ay
usahlaysaa
in
uu
katago
(jaadka,
tubakada
iyo
sigaarka??)
5-aadaabta
soonka
*in
la
saxuurto
oo
weliba
dib
loo
dhigo
oo
aan
la
saxuuran
xili
hore
oo
habiin
barkii
ah.
* in
ladedejiyo
afurka
, oo
nabigu
s/c/w.
waxa
uu
ku
afuri
jiray
timir
ama
biyo
salaada
kahor
* in
laga
fogaado
hadalka
xun(rafas)beenta,
xanta,??..
Nabigu
waxa
uu
yiri."qofka
aanan
kategin
hadalka
beenta
ah
iyo
ku
dhaqankiisa
ilaah
uma
baahna
in
uu
cunadiisa
iyo
cabitaankiisa
katago"
"badanaa
mid
sooman
oo
aanan
ka
heleen
soonkiisa
baahi
mooye
waxkele"ibnu
maajah
1/539
*in
waqtiga
aan
lagu
dhameen
fiirsashada
filim(musasalaad)
cayaaro
ama
turub,dibnad,
maxaa
yeelay
ramaadan
waa
fursad
kooban
oo
umadaan
la
siiyay
oo
loo
baahanyahy
in
cibaado
lagu
camiro.
* in
la'iska
daayo
qaylada,
cidii
kula
dagashaa
ama
ku
caysana
aad
tiraahdid(waan
soomanahay)
* in
cunada
aan
la'iska
badin
si
aad
taraawiixda
iyo
cibaadada
kale
aad
u
awoodid.
* in
wax
la
sadaqeesto
oo
weliba
la'afuriyo
masaakiinta,
maxaa
yeelay
nabigu
waxa
uu
yiri"qofkii
afur
siiya
qof
sooman
waxa
uu
leeyay
ajirkiisa
oo
kale"tirmidi
3/171
6-
goormaa
lasoomayaa
Waxaa
lasoomayaa
marka
la'arko
bisha
Ramadan
ama
shacbaan
ay
dhameestirmato
30.
Aragtidana
waxaa
ku
filan
in
uu
arko
qof
lagu
kalsoonyahay
shardina
ma'
aha
in
uu
arko
qof
kasta
asaga.
*laguma
soomi
karo
xisaabaad
ama
kalandar.
7-
yuu
ku
waajibayaa
soonku
Waxaa
soonka
laga
rabaa:
qof
walba
oo
muslim
ah
oo
qaan
gaaray,
safarna
aan
ku
jirin,
caafimad
qaba
,cudur
daar
aan
leheen
sida,dhiiga
caado,
umul?
QAANGAARKA:
waxa
lagu
garanaya
in:-
1-
qofka
in
uu
ka
yimaado
mani(shahwo)
2-
in
uu
usoo
boxo
tinta
hoose(bisiqa
ama
shuunka)
3-
qofku
15
sano
in
uu
gaaro
4-
dumarka
taa
waxaa
u
dheer
in
hadii
uu
ka
yimaado
dhiiga
caadada(xayd).
xataa
hadii
ay
kayartahay
10
sano
oo
uu
kayimaado
waa
soomaysaa.
*caruurta
waa
inlagu
tarbiyeeyo
soonka
marka
ay
gaaraan
7
sano
Gabdhahana
waa
si
gaar
ah
in
loo
fiiriyo
maxaa
yeelay
waxaa
laga
yaabaa
in
ay
xishooto
ayadoo
qaan
gaartay.
*
hadii
uu
islaamo
qof
gaal
ahaa
ama
uu
qaan
gaaro
cunug
yaraa
ama
qof
waalnaa
u
miir
helo
bartamha
maalinta
soonka,
waxaa
laga
rabaa
in
ay
af
heestaan
inta
ka
hartay
maalintaa
,qalana
lagu
malaha
wixii
dhaafay
maxaa
yeelay
kuma
waa
jibin
xiligaas
tegay.
*
qofka
waalan
haduu
marmar
miir
helayo
waxaa
laga
rabaa
in
uu
soomo
xiliga
miirka
uu
leeyahay
*
qofkii
dhintaa
bisha
Ramadan
gudeheeda
lagu
malaha
waxa
kaharay
bishaas
uu
dhintay
*
qofka
aan
garanayn
waajibitaanka
soonka
ama
xaaraan
nimada
isutaga(jimaaca)
bisha
Ramadan,
sida
qof
islaamka
ku
cusub
ama
gaalo
ku
dhex
koray,
waa
loo
cudur
daarayaa.
Laakiin
qofka
muslimiinta
ku
dhexjira
oo
su'aali
kara
cudur
daar
malaha
8-siduu
usoomayaa
qofka
safrka
ah
1-
qofku
wax
uu
afuri
karaa
marka
uu
galo
safar
uu
kaga
baxayo
magaladiisa
mana
afuri
karo
inta
uu
ku
jiro
oo
uuna
kabixin
magaalada
2-
waa
safarkiisu
in
uuna
eheen
macsi
ama
uuna
kaga
baxsanayn
soonka.
3-
Hadii
qoraxdu
ay
dhacdo
oo
uu
ku
afuro
dhulka
kadibna
diyaarad
intuu
raacay
oo
qoraxdii
arko
waxba
lagama
rabo
maxaa
yelay
waa
dhameestiray
soonkiisa
,ibnu
baz.
4-
Qofkii
intuu
safra
ku
dego
magaalo
rabana(doonaya)
in
uu
joogo
wax
kabadan
afar
maalmood
waxa
waajib
ku
ah
in
uu
soomo,
maxaa
yeelay
waa
muqiim.(qof
jooga)
5-
Qofkii
intuu
soomay
hadana
safar
lagudboonaado
waxaa
u
bannaan
in
uu
afuro
maadaama
uu
safray.
6-
Qofka
caado
ay
utahay
in
uu
safro
sida:-
duuliyaasha,wadayaasha
maraakiibta,
waa
ubanaantahau
in
ay
afuraan
laakiin
qalo,
ayaa
laga
rabaa.
Laakiin
mallaaxa
xaaskiisa
iyo
wuxuu
u
Baahanyahay
ay
usaaranyihiin
markabka
Waa
soomayaa
oo
musaafir
maaha
.
REEBAADIYAHANA
marka
ay u
baqoolaayaan
meesha
roobku
kada'ay
waa
musaafiriin
laakiin
hadii
ay
degeen
waa
in
ay
soomaan.
7-
qofku
hadii
uu
soomo
kadibna
uu u
safro
dal
kale
oo
hortii
ama
gadaashii
soomay
ayag
ayuu
ku
xukun
noqonayaa
la
afurayaa
lana
ciidaayaa.
Hadii
wax
u
haraana
wuu
qalayn(gudayaa)
8-
Qofka
soomaa
ramadaan
wax
ka
yar
29
maalmood
waan
in
uu
qaleeyaa
maxaa
yelay
bisha
hijrigaa
kama
nuqsaanto29maalmood.
9-Soomka
qofka
xanuunsan
1-
cudur
kasta
oo
caafimaad
daro
u
keena
qofka
waa
afursiin
karaa.
Laakiin
madax
xanuun
yar
ama
qunfac
Cudur
daar
ma'aha.
1-
hadii
dhakhtar
uu
sugo
ama
qofka
naftiisa
in
soonku
cudur
uu
ukeenayo
ama
caafimaadkisa
dib
uu
udhigayo
waxaa
u
banan
in
uu
afuro.
2-
qofkii
baahida
ama
haraadka
uu
ka
tanbadiyo
oo
xaqiiqsada
dhimasho
ama
dhibaato
jirkiisa
dhab
ah
oo
mala
awaal
aan
eheen
waa
afuri
karaa
maxaa
yeelay
xafidida
nafata
waa
waajib
,
3-
laakiin
oon
yar
ama
baahi
loo
dulqaadan
karo
looma
afurayo.
4-
Dadka
qabta
shaqooyinka
adag
sida
karinta
macaadinta
,tumaalaha
uma
banana
in
ay
afuraan,
sidaa
darted
waa
in
ay
habiinkii
shaqeeyaan
ama
fasax
qaataan
bisha
ramadaan
ama
shaqa
kale
raadsadaan
oo
aakhira
iyo
aduunba
lagu
kulmin
karo
.
5-
Qofka
xanuunsan
ee
rejaynaya
caafimaad,
kama
gudayso
in
uu
bixiyo(fidyo)
waa
in
uu
qaleeyo
6-
Qofka
aan
rejaynayn
caafimaad
iyo
kan
gaboobay
waxa
ay
bixinaayaan(fidyo)
suus
barkii
maalin
walba
cunada
beledkiisa
waxayna
udhigantaa
ku
dhawaad
kiilo
iyo
bar
bariis
ah.
7-
Qofkii
asagoo
caafimaad
rejeynaya
afuray
oo
qala
sugaya
laakiin
dib
ka
ogaaday
in
cudurkiisu
uu
joogta
yahay
waa
in
uu
fidyo
bixiyo.
8-
soomka
qofka
gaboobay
1-
qofka
gaboobay
ee
soonku
dhib
uu
ku
yahay
waajib
kuma
aha
oo
fidya
ayuu
bixin
karaan.
Laakiin
hadii
uu
isku
dardaro
oo
uuna
Wax
kala
saari
Karin
waxba
masaarna
Soon
iyo
fidyo
toona.
2-
qofkii
jihaad
ku
jira
ee
ubaahda
in
uu
afuro
si
xoog
uu
uyeesho
waa
ubanaantahay,
dib
ayuu
ka
qalayn.
3-
qofkii
ku
afura
sabab
cad
sida
cudur(xanuun)
dhib
malaha
in
uu
dibada
ku
cuno
laakiin
qofkii
ku
afura
sabab
qarsoon
sida
?caado-
waa
in
uu
qarsoodi
ku
cuno
si
aan
loo
tuhmin:
11)sidee
loo
niyeysan
soonka
Niyadu
waa
shardi
soon
kasta
oo
waajib
ah
xilli
kasta
oo
habiinka
kamid
ah
ayaa
laniyeysan
karaa,
niyadduna
waa
qalbiga.
in
lagu
dhawaaqaa
rasuulka
kama
sugnaan.
*
qofkii(doona)
niyaysta
in
uu
afuro
maalinta
ramadaan
laakiin
an
afurin
soonku
kama
jebayo,
maxaa
yeelay
waa
sida
nin
salaada
in
uu
ku
hadlo
damcay
laakiin
aan
hadlin.
*qofkii
waagu
ku
beryo
asagoon
soon
niyaysan
qalo
ayaa
laga
rabaa.
12-
goormaa
la
ufurayaa?
Marka
qoraxdu
ay
qarsoonto
guduudka(casaanka)
haraya
dhib
malaha
*
dadka
ku
nool
dalalka
maalintoodu
ay
dheertahay
ama
ay
kabadantahay
habiinka
waan
in
ay
soomaan
si
kasta
uu
maalinku
u
dheeraado
maadaama
ay
kala
saari
karaan
habiin
iyo
maalin
*
laakiin
dadka
ku
nool
meelaha
aan
la
kala
saarin
Karin
habiin
iyo
maalin
wax
ay
ku
daysanayaan
dalka
ugu
dhaw
ee
habiin
iyo
maalin
laka
saari
karo.
13-
maxaa
jebiya
soonka
Waxa
yaalaha
afuriya
qofka
marka
laga
reebo
dhiiga
caadada
iyo
umusha
waxaa
loo
shardinayaa
sedex
shardi:-
1-
qofku
in
uu
garanayo
in
uu
afurinayo
2-
in
uuna
halmaansanayn
3-
in
aan
lagu
qasbin
wax
yaalaha
jebiya
soonka
si
guud
1-
cirbadaha
ama
kaniiniga
fitimiinka
ah
2-
nadiifida
kilyaha
oo
ubaahan
soo
saarida
dhiiga
iyo
ku
celintiisa
3-
is
matajin
iyo
istoobid
4-
isutag(jimaac)
5-
imaanshaha
dhiiga
cadada
iyo
umusha
6-
in
wax
la
cuno
ama
lacabo
ogow
waxa
jira
wax
aan
jebin
laakiin
ajirkiisa
qaata
14-
waxayaala
aan
jebin
soonka
1-
cirbadaha
fitimiinka
aan
leheen
sida
Binisiliin;
insoliin:
2-
siibida
ama
nadiifinta
ama
buuxinta
ilig
3-
tubooyinka
ay
geliyaan
dhakhaatiirtu
xuminta
taranka
ee
raga
am
dumarka
ama
caloosha
hadii
ayna
ku
shubin
wax
fitimiin
ah
4-
qofkii
ubaahda
in
uu
afuro
si
uu
ubadbaadiyo
qof
waa
ubannaantahay
sida
qof
biya
ku
dhacay
in
uu
kasoo
saaro.
5-
Mantag
iskii
kaga
yimid
6-
Candhuufta
oo
la
liqo
7-
Hadii
waaga
uu u
beryo
qofka
asagoo
janaaba
qaba
si
kastaba
hakaga
timaadee
waxba
uma
dhibayso
soonkiisa
waa
soomayaa
sidoo
kale
hadii
uu
hurdo
maalintii
oo
ay
katimaado
waa
wadanayaa
soonkiisa
salaada
unbuu
u
qubaysan(mayran).
8-
San
goror(dhiiga
sanka
kayimaada)
ama
dhaawac
gaaray
jirka
9-
Qofkii
biya
iska
keena
ramadaan
fiiro
ama
gacan
waa
in
ilaah
uu
utooba
keeno
oo
uu
qaleeyo.
10-
Waa
dhunkan
karaa
haweenkiisa
hadii
uu
is
celin
karo,
hadii
kale
uma
bannaana
arintaasi.
20-
axkaan
u
gaar
ah
dumarka
1-
haweeneydii
isticmaasha
kaniiniga
celiya
Dhiiga
caada
ee
soonta
waa
sax
soonkeedu
* wa
in
laga
taxadiraa
kaniiniyaashaa.
Qaarkood
dhib
ayey
leeyihiin
2-
hadii
ay
garanayso
in
dhiigeedu
beri
uu
imaanayo
Waa
in
ay
niyeysato
soon
ilaa
ay
ka
aragto
dhiiga.
3-
hadii
ay
umusho
dhicis
suurad
leh
sida
madax
ama
gacan
waa
sida
naag
umus
umushay.
laakiin
hadii
uu
yahay
suurad
la'aan
ama
cad
kaliya.
Dhiiga
markaa
yimaadaa
lama
fiirinayo
waa
in
ay
soontaa
hadii
ay
awoodi
karto.
4-
hadii
ay
dahir
noqoto
afartanka
ka
hor
way
soomaysa.
5-
dhiiga
iska
shubma
oo
caado
ama
dhalid
aan
ku
imaan
waxba
uma
dhimayo
soon
iyo
salaad
toona
.
6-
haweenaydu
waxa
ay
ku
garan
kartaa
in
daahirtay
marka
ay
aragto
dareeraha
cad
ee
riximka
kayimaada
dhiiga
dabadii.
Hadii
kale
waxa
ay
isticmaali
suuf
ama
wax
lamid
ah
haduu
soo
boxo
asagoo
nadiif
ah
waa
soomi
kartaa.
7-
hadii
dhiiga
uu
ka
go'
habiinkii
soonna
ay
niyeysato
laakiin
waaga
uu
beryay
ayada
oo
aan
qubaysan(mayran)
soonkeedu
waa
sax.
waxaa
inoo
diyaariyaay
jamaal
suleiman
warsame
ajar
iyo
xasanaad
alle
hak
siiyo
jamaal
suleiman
Warsame
(Ustaadk)
isku
soo
hagaajay
abdinasir
ahmed
qayre
{abtiga
}
koyla571@hotmail.com
waxii
faah
faahin
ah
kala
soo
xiriir
www.saafifilms.com