|
Qalad maan ka galay qiimaha jaceylka
Qeybtii 4-aad
dhowr maalmood kadib waxaa la gaaray xiligii balanta ama
casuumaadalaga haystay hibo oo ahayd maalin jimco ah waxaana
la is balansaday habeenkii jmcaha ahaa in maalinkaa bari ah at
tahay maalinka casuumaadalaga helay hibo waxaana
lagu balamay in la isku imaado subaxnimada si hal meel looga
wada baxaa balanka ka dib cabdulaahi waxa uu aaday isaga ooay
habeenkaa kamuuqataytay diyaargaroowga maalinka bari ahoo uu
casuumaad ka helaygabarwaana maalinkiiUgu horeysay oo
cabdulaahi gabar ay casuumtaa maadaama uu ahaa wiil inta badan
aanan hadalbadnayn islamar ahaantaana aanan ku degdegin
gabadhaha xaafada la degan oo cabdulaahi u yaqaana in uu yahay
wiilkibir badan balser maahan waa wiilaad u degan .waxa
habeenkaa cabdulaahi uu dhagaysanayay maah maah iyo murti ka
baxaysay rado muqdisho codka shacabka jamrhuuriyada somaliya
waxa uuna ku gaaray saqdii dhexe isaga oo deetana iska seexday
hurdo macaanka dib cabdulaahi waxa uu soo kacay subaxnimadii
isaga oo salaadii subaxnaku tukaday masaajidka xaafada isla
mar ahaantaana dib ugu soolaabtay gurigoodii
isaga ku noqsaday hurdadii macaaneeyd waxa uuna ka soo kacay
subaxnimadii sagaalka aroornimo ama sadex saac qof waliba sida
ay u taqaano waxa uuna diyaarsaday dharkii cusbaa ee hadiyada
u n oqday ka dib guushoodii imtixaanka cabdulaahi waxa uu
maalinkaa u yeertay saaxiibkii cabdi qani isaga oo ka codsaday
in uu timaha u jaraa cabdi qanina waa uu ka aqbalay sxbkii
waxana uuna u jaray timihii qubays iyolabis ka dib cabdulaahi
waxaasoo gaaray saaxiibkii maxamed deeqooo isagana maalinkaa
si aad ah u soo diyaargaroobay waxaan ala iska
raacay xaafadii cabdulaahi ayada oo lagu sii jeedo xaafadii
hibo oo maalinkaa asaga ah si aan caadi ahayn u dhowraysay
martida soogaaraysa oo ay aad u danaynaysay in ay si dhaqsa ah
u yimaadaan maadaama ay doonaysay in ay si wanaagsan maalinkaa
ula sheekeysato wiilka cabdulaahi ah oo garabka ku siiyay
imtixaankeedii qalbigana ay ugu hayso wanaag badan
ayna isku dayeyso in ay maruun cabdulaahi noqon doonaan
dad isku fiican amaba jacayl wadaag ah maadaama uu yahay
wiilinta badan aanan lahadlin gabdhaha aadna u dabeecadfiican
jecelna caawinta dadka wixii hibo ay sugtaaba
waxaa imaaday cabdulaahi iyo saaxiibkii max,ed deeq soo
dhoweyn wanaagsan kadib waxaa gudaha loo galay gurigii ayada
oo la galay qolkii fadhiga ahaaoomaalinkaa hooyo
xaliimo ay diyaar ku ahayd in ayku soo dhoweysaa wiilka
cabdulaahi ah ee gabadheeda ay jeceshahay ee curadkeeda ah
garabka wanaaagsan siiyay salaan ka dib halkii ayaalaisku
baray hooyoxaliimo iyo cabdulaahi iyo sxbkii
max,ed deeq waxaan la galay sheeko hooyo xaliimo barasho
kadib waxa ay aaday qolkeeda waxaana isku sooharay hibo iyo
cabdulaahi oo uu wehlinaayay sxbkii max,ed deeq
waxaana la galay sheeko iyo kaftan waxaana islamarkiiba ku soo
biirtay sheekada farxiyo oo ilmo habreed la ah hibo ahna
gabar aad u furfuran dabeecad iyo bashaash nimana ilaah siiyay
waxaanalookala baxay labo iyo labo hibo iyo cabdulaahi oo isku
meel ah iyo max,ed deeq iyo farxiyo oo ayagana sheeko macaan
bilaawday waxaana la gaaray xiligiii qadada oo maalinkaa si
habaysan loo diyaariyay qado ka dibna waxaa la galay in dib
loo bilaabaa sheekadii socotay waxaana sheekoxasaasi ay
dhexmaraysay labaddhinacba ayada oo gabadha hibo ahna ay
cabdulaahi u sheegaty in uu yahay wiilaad u
macaan badan eemudan in nolosha lala qaybsan karo hadii uu ka
aqbalaayana ay diyaaru tahay in uu jacayl wadaag
la noqdaa hibo ooin muda ahaba si aad ah qalbigeedu uu hiloow
u qabay cabdulaahi max,ed deeqna waxa uu dhacdooyin jacayluga
sheekeeynaaya farxiyooo ah gabar aad u fahan badan una dareen
badan
sheekadeeniiqalad maan ka galay qiimaha jacaylka
qaybteedii 4aad iyo maanta halkaa ha inoo joogto
------------------------------------------------
W.D:
Xasan Kaafi Cabdi Raxmaan.{Kaafi Sheeno}
E-Mail:-caaqilkaka@hotmail.com
----------------------------------
|