|
Qalad maan ka galay qiimaha jacaylka
qaybteedii 2 aaad
asc wr wb dhamaan aqristayaal
meel waliba oo aad joogtaan kuna soo dhowaada sheekadeenii
qalad maan ka galay qiimaha jacylka oo ah sheeko taariiqi ah
xambaarsan jacayl dhab ah farxad murugo iyo ciil
ahna mid ka mid ah sheekooyinka jacayl ee aanan ugu
talo galnay in aad kala socotaan ama aad ka aqrisataan
websitekeena websitekiina websiteka soomali oo dhan iyo
bulshada jecel sheekooyinka jacaylka
www.saafifilms.com
S heekadeenii
qalad maan ka galay qiimaha jacaylka
qaybteeda 2aad
Kadib aragtidi hibo iyo max,ed deeq oo gartay
in ay iskuulka la dhigato waxaa la soo gaaray halkii baabuurka
looga dagi lahaa kirish-boygii gaarigana waxa uu ku dhawaaqay
yaa dagayo waaberi yaab iyo qosol ka dib gaarigii ayaa laga
soo dagay waxaan ala galay bar halkaa ku yaalay si looga
casheeyo casho dibadeedna waa la is macsalaameeyay .
cabdulaaahi waxa uu abaaray gurigiisii si uu u jeeftaa
maadaama subaxa bari ah uu imtixaankii sugaayo walwalna uu ka
qabay imtixaanka uu ugu gudbi lahaa jaamada wax yar ka diba
waxa uu tagay gurigiisii isaga oo albaabka guriga
si xoogan u
garaacayay si dhaqso looga furo ayeeyo xaliimo oo ayadana in
muda ah sugaysay inankeeda cabdulaahi ayaa durbadiiba ka
furtay albaabkii ayada oo ku tiri ayeeyo waad soo daahday waan
seexan lahaaye bal casheee intaad cashadaada ka soo qaadato
jikada cabdulaahi ayaa ugu jawaabay ayeeyo waan soo casheeyay
isaga oo abaaray sariirtiisii fakar iyo hurdo aan badnayn
waxaa dilaacay waaagii waxaana cabdulaaahi uu isku
diyaarinaayaa sidii uu ugu bixi lahaa iskuulkiisii oo
maalinkaa imtixaan culus ka jiro quraac aan dhamaystirnayn oo
boob boob ah intuu cunay buu si dhaqso ah u aaday iskuulkiisii
cabdulaaahi waxa uuna tagay ayada oo loo fadhiyo imtixaankii
daqiiqado ka dib waxaa soo galay macalinkii bixinayna
warqadihii imtixaanka cabdulaaahi waxa uu arkay dhowr
su,aaladood waaba kuwii uu sida wanaagsan u yaqaanay kuna
dadaali jiray siduu ugu guulaysan lahaa imtixaanka in kastoo
ardayda intooda badan imtixaanka ay u arkeeen mid aaad u adag
ninka cabdulaahi ahna u sahlanaaa boobsiis iyo aqris iska
hubin ka dib cabdulaahi waxa uu dhameeyay imtixaankii isaga oo
hubinaaya ayuu agtiisa ka arkay gabadhii hibo ahayd oo
habeenkii xalay ahaa la saarnayd gaariga oo dhidid badan iyo
fakar uu ka muuqdo warqadeeduna ay marantahay cabdulaahi ayaa
si tartiib ah ula hadlay hibo isaga oo ku yiri abaayo maku
caawin karaa.?
hibo oo aad
moodo in murugtii ay ka yaraatay ayaa ku jawaabtay aboowe
xiligan caawin waan u baahanahay hadii aan kaa helaaayo
cabdulaahi ayaa isla mar ahaantiiba si xirfadeysan u caawiyay
hibo oo maalinkaa imtixaanka uu ku adkaa waloow arkayda inta
badan maalinkaa ay ku daaheen imtixaanka ka dib caawintii hibo
cabdulaahi waxa uu soo aaday gurigiisii asaga oo aad u
faraxsan maalinkaaa kuna ducaysanaayay aloow kuwa kalena sidan
iiga dhig oo riyadeeyda ah in aan qoyskayga wax u qabtaa ii
rumeee.
Dhowr maalmood oo imtixaan ah ka dib waxaa la galay fasaxii
ayada oo la isku balamiyay natiijada imtixaanka 15 cisho ka
dib cabdulaahi waxa uu aaday gobolka hiiraaan oo aabihii iyo
walaalihii ay ku noolaayeeen waxa uuna la balamay saaxiibkii
max,ed deeq in uu natiijada imtixaanka la socdaa hadii uu
gobolka ku soo daahaa cabdulkaahi waxa uu caawin jiray aabihii
oo uu curad u ahaa isla mar ahaantaana la qaban jiray howsha
qoyska ha ahaato xoolo raacista iyo biyo aroorista 9
cisho(sagaal cisho) ka dib cabdulaahi waxa uu isku
diyaarinaayaa laabashada magaalada muqdisho waxa uuna
macsalaameeyanayaa aabihii oo si aad ah ugu duceynayay kuna
rajo weynaa in uu noqon doono wiilkiisa kan ka bixiyaa
marxalada adaga eey qoyska ku noolyihiin cabdulaahi waxa uu u
soo dhaqaaqay magaalada muqdisho halkaa oo uu ku soo dagay
xaafadiisii waberi iyo gurigii ayeeyo xaliimo waxaa soo
booqday saaxiibkii max,ed deeq oo in muda ahba uu ka maqnaa
saaxiinkiisa qaaliga ah isaga oo la kaftamaayo ayuu ku yiri
waad soo madoobaatay ameey gabdhaha xaafada kaa cararaaan.
sheekadeenii qalad maan ka
galay qiimaha jacaylka qaybteedii 1aad iyo maanta halkaa ha
inoo joogto
W/Q xasan kaafi cabdi raxmaan
sheekh (kaafisheeno)
Xasan Kaafi Cabdi Raxmaan
caaqilkaka@hotmail.com
Xafiiska Saafi Films ee Qaahira Egypt
Kaafi Sheeno
|
KISMAYU,
Somalia (Reuters) - At least two people died in fresh
clashes between Islamist-led rebels and militias allied to
the Somali government, witnesses said on Monday, in a sign
of the growing threat from insurgents outside the capital.
Local chairman Ali Hussein Nur said five civilians were
wounded in the clashes, which broke out late on Sunday in
the small town of Doble near the Kenyan border. "The
Islamist militiamen forced their opponents out of town
during yesterday's gun battle," he told Reuters by
telephone, adding that Doble was quiet on Monday.
"Traditional elders have intervened and they will resolve
the conflict by meeting both warring sides." Nur said one
group of fighters had sought revenge for the murder of a
clansman who was killed last week when the Islamists
attacked his music and video rental business. But a
resident said the battle started when Islamists fired a
rocket-propelled grenade at the home of a Doble elder. "I
heard a loud bang and smoke billowed from the house,"
local man Abdiweli Mohamed told Reuters by phone. "We ran
there but couldn't approach. The Islamists had taken
control of the building and were spraying bullets at
anyone who dared go near." Another resident said a senior
Doble police commander was among the wounded and was taken
to Liboi in Kenya for treatment. The elder whose house was
attacked was said to have given a radio interview last
week in which he accused the Islamists of "invading" the
region and restricting the freedoms of locals. Last week,
Islamist fighters targeted video and music shops and
ordered sellers of khat, a narcotic leaves chewed by many
Somali men, to leave the town or be killed. Hundreds of
Islamist insurgents briefly seized another town in
southern Somalia, Dinsoor, in an audacious attack on
Sunday. Since being chased out of the capital Mogadishu at
the end of 2006 after a brief, six-month rule of the
south, the Islamists have waged a bloody insurgency
against the interim Somali government and its Ethiopian
military backers. |
|