NAGA SOO WAC TEL: 44-2071003977 TEL: 2-0103088520.

FILIMADA CUSUB l DIINI l COMING SOON l KARTUUN l DOCUMENTARY l  PROFILE l THE STUDIO

 
 

 

qalad maan ka galay qiimaha jacaylka qaybteedii 3-aad  
Ka dib imaanshihii cabdulaahi iyo soo dhoweyntii saaxiibkii max,ed deeq waxaa la gaaray xiligii loo balansanaa natiijadii imtixaankii finalka ahaa ee loogu gudbi lahaa jaamacada cabdulaahi waxa uu isku diyaarinaayaa sidii uu u aadi lahaa halka iyo goobta natiijada oo maalinkaa ay ku sugnaayeen arday aad u fara badan oo sanadkaa ka qalin jabinayay iskuulka waxa uuna goor hore ka soo baxay gurigiisii isaga oo u amba baxay iskuulkii oo maalinkaa asxaabtiisa inta badan ay wada jogeen socod iyo tiigsi ka dib waxa uu cabdulaahi soo gaaray iskuulkii isga oo ka soo galay albaabkii uu caanka ku ahaa ee dhanka qorax ka soo bax waxaa si xamaasad leh u soo dhoweeyay asxaabtiisii oo maalinkaa u wada dhamaa sugitaankii cabdulaahi oo in muda ahba aysan arkin maadaama uu ku maqnaa gobal sheeko iyo qosol ka dib waxa ay si goon iah iskula bexeen saaxiibkii max,ed deeq oo ay ka wada hadlayeen arimo dhowr ah daqiiqado ka dibna waxaa la soo dhajiyay natiijadii imtixaanka ayadoo sanadkaana arday aad u fara badan ay ka qalin jabinayeen iskuulka wixii la sugaaba qofka ugu horeeya ee kaalinta 1-aad waxaa ku soo baxay cabdulaahi oo maalinkaa aragtidii natiijada ka dib xaaladiisa farxadeed aana la qiyaasi karin waxaaba intaa u sii wehliyay saaxiibkii max,ed deeq oo noqday qofka ku soo xiga cabdulaahi faraxad iyo qosol ka dib waxaa si lama filaan ah u soo gaartay goobtii uu cabdulaahi joogay gabadhii hibo ahayd oo in muda ahba raadineysay cabdulaahi si ay ugu mahadcel;iso maadaama uu ku saaciday imtixaankii ayna heshay darajo fiican loona sheegay in loo qaadi doono jaamacad dibada ah hibo ayaa aragtidii cabdulaahi ka dib ka codsatay in ay maalin uun marti qaad u fidiso cabdulaahi ayna barto waalidkeed una sheegtaa in uu garab wacan siiyay sababna u yahay helitaankeeda imtixaan cabdulaahi waa uu ka aqbalay waxaana la wada balamay maalinka jimcaha ah oo ay maalinkaa ka xigto 4 maalin oo qura cabdulaahi sidii caadada ahayd waxa y isa soo raaceen saaxiibkii max,ed deeq oop maalinkaa si xad dhaaf ah u faraxsanaa guusha heerka sare ah oo ay ka gaareen imtixaanka iyo guud ahaanba ardayda aadka u faraha badnayd ee sanadkiaa oo ay ku soo bexeen kaalmaha ugu sareeya waxaan al aimaaday gurigiii max,ed deeq oo maalinkaaa ay jooogeen dhalinyaro fara badan oo ay qaabo yihiin max,ed deeq daqiiqado ka dibna waxaa gurigii soo gaaray cabdulaahi aabihii xaaji max,uud waxa uuna ka wareeystay cabdulaahi iyo max,ed deeqba natiijadii imtixaanka waxa ay na u sheegeen in ay heleen kaalmaha koowaad iyo kaalinta labaad oo uu helay wiilkiisa max,ed deeq hambalyo hambalyo hambalyo waxaa yiri xaaji max,uud oo isla mar ahaantiiba u sheegay in uu abaalmarin siinayo xiligaa la joogo qadada ka hor isaga oo u yeeray darawalkii gaarigiisa waxaana loo dhaqaaqay dhankaa iyo suuqa bacadlaha weyn ee xamar weyne si halkaa loogu soo iibiyo abaal marin max,ed deeq iyo saaxiibkii cabdulaahi suuqii baa la tagay qof waliba iyo dooqiisa iyo aabe xaaji max,uud oo maalinkaa wax waliba diyaar la ahaa waxaan alagu soo laabtay gurigii halkaa ayaa lagu qadeeyay qado kadib cabdulaahi waxa uu max,ed deeq si tartiib ah ugu sheegay in jimcaha ay marti qaad ku leeyihiin guriga hibo oo laga codsaday in ay maalinkaa jimcaha ah imaadaan max,ed deeq oo qoslaya ayaa u sheegay cabndulaahi in ay tahay fursad hadiiba ay hibi
 

casuumaada ka heleen maadaama ay tahay gabar aad u wanaagsan inta badana aad looga
jecelyahay iskuulka.
sheekadeenii qalad maan ka galay qiimaha jacaylka qaybteedii 3-aad iyo maanta halkaa ha inoo joogto
W/Q: xasankaafi cabdi raxmaan sheekh (kaafisheeno)

Xasan Kaafi Cabdi Raxmaan
caaqilkaka@hotmail.com
Xafiiska Saafi Films ee Qaahira Egypt
Kaafi Sheeno

 
KISMAYU, Somalia (Reuters) - At least two people died in fresh clashes between Islamist-led rebels and militias allied to the Somali government, witnesses said on Monday, in a sign of the growing threat from insurgents outside the capital. Local chairman Ali Hussein Nur said five civilians were wounded in the clashes, which broke out late on Sunday in the small town of Doble near the Kenyan border. "The Islamist militiamen forced their opponents out of town during yesterday's gun battle," he told Reuters by telephone, adding that Doble was quiet on Monday. "Traditional elders have intervened and they will resolve the conflict by meeting both warring sides." Nur said one group of fighters had sought revenge for the murder of a clansman who was killed last week when the Islamists attacked his music and video rental business. But a resident said the battle started when Islamists fired a rocket-propelled grenade at the home of a Doble elder. "I heard a loud bang and smoke billowed from the house," local man Abdiweli Mohamed told Reuters by phone. "We ran there but couldn't approach. The Islamists had taken control of the building and were spraying bullets at anyone who dared go near." Another resident said a senior Doble police commander was among the wounded and was taken to Liboi in Kenya for treatment. The elder whose house was attacked was said to have given a radio interview last week in which he accused the Islamists of "invading" the region and restricting the freedoms of locals. Last week, Islamist fighters targeted video and music shops and ordered sellers of khat, a narcotic leaves chewed by many Somali men, to leave the town or be killed. Hundreds of Islamist insurgents briefly seized another town in southern Somalia, Dinsoor, in an audacious attack on Sunday. Since being chased out of the capital Mogadishu at the end of 2006 after a brief, six-month rule of the south, the Islamists have waged a bloody insurgency against the interim Somali government and its Ethiopian military backers.

 

 

© Copyright 2007. Saafi Company L.T.D     Design by Jibriil Mohamed J.