NAGA SOO WAC TEL: 44-2071003977 TEL: 2-0103088520.

FILIMADA CUSUB l DIINI l COMING SOON l KARTUUN l DOCUMENTARY l  PROFILE l THE STUDIO

 

 

 

Qalad Maan Ka Galay Qiimaha Jaceylka ?

 

Part 10

 

Sheekadeenii qalad maan ka galay qiimaha jacaylka qaybteedii hore waxa ay inoo mareysay cabdulaahi oo aaday dhankaa iyo diyaarada oo markaa daqiiqad qura ay ka dhimanayd in ka cagaha ka qaadaa garoonka caalamigta ah ee magaalada muqdisho iyo hibo oo soo aaday dhankaa iyo halkii ay ka baxayeen baabuurtii sagootineeysay ardaydii ku guuuleysatay in ay wax ka bartaan wadanka ruushka wax yar ka dib markii ay diyaaradii kacday ayaa hibo iyo asxaabtii kaleba waxa ay ku diyaar garoobeen kuraastoodii gaarigii geyn lahaa iskuulka oo ay markii horeba uga soo amba bexeen in ay sagootiyaan asxaabtoooda .

Ardaydii sagootinta ka qayb qaadanaysay mid waliba markii la keenay halkii laga baxay

Ardaydu waxa ay u sii dhaqaaqeen guryohooda oo waxa ay ahayd xili qado hibana waxa ay ka mid ahayd ardaydii xiligaas u sii dhaqaaqay guryohooda ayada oo maalinkaa fariiin culus u waday farxiyo oo maalinkaa aanan ka qayb qaadanin sagootinta gacaliyeheeda max,ed deeq oo si aad ahna uga nasiib xumada uu ku baxay taasoo oo u ahayd murugo in uu baxaa asaga oo aanan sagootin ka helin midi uu dunida ka doortay daqiiqado ka dib hibo ayada oo aad u daalan ayeey waxa ay soo gaartay gurigoodii waxa ay si daal ku dheehanyahay u garaacday ganjeelka guriga waxaan aka furay walaalkeed cabdulaahi waxa ayna gudaha u sii gashay qolkeeda ayada oo maalinkaa hibo ay ahayd maqane jooge waxa ay soomaalida ugu yeeraan oo ah qofka oo dareenkiisu maqanyahay jir ahaan aka jooga waxaa albaabka u soo galay farxiyo oo maalinkaa aanan warba ka haynin waxa dhacay oo ah in gacaliyeheedu uu u amba baxay dalka rushka waxa ayna hadalkeeda ku biloowday hibo maantay xaafada cabdulaahi miyaad ka imaatayna ?

Hibo ayaa inta ay qososhay ugu jawaabtay waxa aan ka imaaday sagootinta cabdulaahi iyo gacaliyahaaga max,ed deeq oo manta ka duulayw adanka una amaba baxay jaamacadii

Intaa markii ay hadalka marsiinaysay ayaa waxaa hadalkii ka qaatay farxiyo oo wydiisay taariiqda manta waa imisa hibo ayaa ugu jawaabtay waa 9-10-1985 maalinnimo khamiis ah
Oo ii ah maalin farxad iyo murugo ah maxaa yeelay ma sii arki doono gacaliyahayga mudo sanado ah ilaa inta uu ka dhamaysanaayo jaamacada farxiyo ayaa ayaduna ugu jawaabtay abaayo waxaad tahay qof aad u nasiib badan maxaa yeelay waxa aad nasiib u yeelatay in aad wax ka macsalaamaysaa gacaliyahaaga laakiin aniga maa aqaano wax aan isku tilmaamo maxaa yeelay ma aanan yeelan nasiib kaag aoo kale ee maxaa ka muuqday max,ed deeq inta uusan amba bixin?

Waxaa ka muuqatay niyad jab iyo murugo waxa uuna iigu soo kaa faray fariin ah inta uu dunida ku noolyahay in uu qalbigiisa kugu hayn doono uuna ku baxay nasiib xumo iyo macsalaamayntaada la,aanteed farxiyo ayaa ugu jawaabtay abaayo qado xitaa ma doonaayo maanta maxaa yeelay ma aqaano noloshayda iyo nafsadeydaba wax aan ku tilmaamaa t aariiqdan in mudo ah waan ku fakari jiray sidii aan uga qayb qaadan lahaa macsalaamayn gacaliyahayga laakiin ma aysan dhicin oo soomaalida ayaa ku mahmaahda wixii kugu dhici raba kun sano beey kaa weeynyihiin ee adiga cabdulaahi iiga waran siduu ahaan ainta uusan bixin asagana labadiina aad ayaad u nasiib wanaagsantihiine cabdulaahi abayao wax waliba oo wanaag ah uu ii hayay iyo mid qalbiga ugu jirtayba waxa aan ka dareemayay indhihiisa oo si aad ah u ilmeynayay markii uu diyaarada sii fuulayay aniga run ahaantii ma aqaano wax aan ku tilmaamo jacaylka uu ii qabo wiilkas waxaana ahay qof ku jirta janada jacaylka .



Sheekadeenii qalad maan ka galay qiimaha jacaylka qaybteedii 10-aad maantana halkaa ha inoo joogto

W/d Xasan kaafi Cabdi raxmaan Sheekh (Kaafi Sheeno)

US Vice-President Dick Cheney is in Ukraine on the last stop on his tour of the region aimed at showing support for US allies in the former Soviet Union.KIEV, Ukraine (AP) - Vice President Dick Cheney insisted that Georgia will join NATO and backed its attempts to rebuild from its war with Russia on Thursday, using a trip to former Soviet republics as a show of US support for their pro-Western leaders.

------------------------------------------------------------------------

W.D: Xasan Kaafi Cabdi Raxmaan.{Kaafi Sheeno}

 

E-Mail:-caaqilkaka@hotmail.com

---------------------------------------------------

 

 

 

© Copyright 2007. Saafi Company L.T.D     Design by Jibriil Mohamed J.