MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Wasiir hore oo dhaliilay moowshin ay xildhibaano keeneen barlamanka
Wasiirkii hore ee dalxiiska sidoo kalana ka mid ahaa Xildhibaanadii barlamankii KMG ahaa Maxamed Xuseen Saciid ayaa arrin qalad ah ku tilmaamay in barlamanka uu ka fariisto heshiiska dowladda iyo Maamulka Somaliland.
WAR DEG DEG AH Askari Katirsan Ciidamada Dowladda oo Goor Dhaw Kooxo Hubeeysan Ku Toogteen Degmada Hodan
Wararka Iminka Ku Soo Dhacaaya ayaa waxa ay Sheegaayaan in Askari ka Tirsan Ciidamada Booliska Lagu Dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
DAAWO Mid ka mid ah Wiilashii qarxiyay magaalada Boston oo hadlay & Beenta FBI-da Mareeykanka oo aan la .
Hay´ada Dambi baarista FBI-da dalka Mareeykanka waa mid ka mid ah hay´adaha wax baaro ee mararka qaar marka ay Qalad galaan ka leexdo xaqiiqada-runta ah kuwaas oo qof kasta been cad uga dhiga run.
DAAWO Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway oo cabasho weyn ka muujiyeen dowlada dalka Norway!
Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa waxaa la sheegay inay cabasho weyn ka muujiyeen dowlada dalkaas Norway oo ayna ku eedeeyen inay si sharci daro ah ay kaga qaadato caruurtooda.
Nin Kaniiniga Foosha ee Dumarka loogu tala galay siiyay Nin kale oo dabadeed magaalada Muqdisho u soo fakaday(Dhaco Yaab Badan)
Nin u dhashay deegaan ahaan Degmada Janaale balse ka shaqeenayay Farmashiye ku yaala magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maalintii afaraad laga baadi goobayaa magaalada Muqdisho.
Marwo Yaasmiin Mohamed Jirde oo si weyn udhaliishay Wasiirka Arimaha Gudaha
Marwo Yaasmiin Mohamed Jirde ahna Xogahayaha Arimaha Bulshada iyo jaaliyadaha ee Golaha Midnimada Soomaaliyeed oo si weyn u dhaliishay Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Nuur Guuleed “waxaan aad iyo aad ugu xumahay Jawabihii been abuurka ahaa oo eeynan ku qancin Golaha Baarlamanka iyo Bulsha weynta Soomaaliyeed ee uu ka bixiyey C/kariin Nuur Guuled oo ah wasiir Soomaaliyed markii uu hor tagay Golaha shacabka Soomaaliyeed su’alihii eey weydiiyeen .
Barre Hiiraale: “waa suura gal inaan xaliyo khilaafka Jubaland”
Barre Aadan Barre Hiiraale, ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la heshiisiiyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Kismaayo ee horboodeysa Maamul u sameynta Jubaland.
Daawo Hooyooyinka Soomaalida Reer Ohio Sida Gurya la’aanta u hayso (Video)
Warbixintan ayaa waxaa laga diyaariyay Hooyooyin Soomaaliyeed oo Xafiis Gurya Kireenta hor taagan si ay u helaan Gurya Kira ah taasi oo aad u xanuun badneed qaabka warka looga sameeyay.
Mataane ka qoslisiiyay Malaayiin Qof (Funny Video)
Hadaba Caruurtan ayaa ah kuwa mataano ah oo da,dooda ay tahay 11 Bilood jir waxayna si layaab leh ugu wada qoslisiiyeen 15 Million qof oo daawadayaal ah kuwasi oo ka dawaday barta Youtube-ka ,
NIN CAADO KA DHIGTEY AROOSYADA INUU BUUQ KU FURO OO SI XUN LOO....
Ku dhowaad konton qofood oo haween u badan ayaa ku xoonsanaa, mid kasta meel uun oo korkiisa ka mid ah ayay intii ay ka gaari kartey kaga dhufaneysay, waxaana baxayay sawaxan iyo qeylo dheer oo isku darsan, inkastoo hadaladii ay dhahayeen aysan ahayn wax isku aadan.
SHiikh Khaalid: "Waxaan Bixinayaa 10,000 Doolar Hadii Arintaan Cadeyn Loo Keeno"
Sheekh Khalid Yaasiin oo kamid ah dadka diinta slaamka fafia ayaa sheegay inuu bixinayo 10,000 oo doolarka Mareykanka ah hadii la helo cadeyn sheegaysa in Nabi Ciise yiri waxaan ahay Allah waana in lay caabudaa.
Render time: 0.24 seconds 4,479,620 unique visits Top