MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ciidamada Maamulka Somaliland Oo Jeelka U Taxaabay Qaar Kamida Haweenka Magaalada Laascaanood
Ciidanka Police-ka magaalada Laascaanood ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay maanta dad haween u badan, kuwaas oo sugnaa guri ku yaala badhtamaha magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
IGAD oo ka nixisay Axmed Madoobe iyo dowlada Kenya kadib shir ay ku yeesheen Ethiopia.
Sida uu xaqiijiyay Afhayenka dowlada Soomaaliya, Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, waxaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay niyad jebinayaan Kenya iyo Axmed Madoobe wasiirada arimaha dibada IGAD.
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in shacab hubeysan ay dagaalamayaal shabaab ah laayeen.
Gudoomiya ku-xigeenka gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Cabdi, ayaa waxa uu shaaciyay in shalay dagaal xoogan oo u dhexeeya Shabaab iyo dadka deegaanka uu ka dhacay deegaanno hoos taga gobalkaasi.
Jawaari: “moshin wax burburinaya mala keeni karo”
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Gudoomiyaha barlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhabaha loo marayo marka Xildhibaanada ay mowshin ay keenayaan, isaga oo la hadlayay radiyaha dowladda.
Daawo diyaaradii saakay ka badbaaday in ay dhacdo oo muuqaal laga keenay.
Daawo diyaaradii saakay ka badbaaday in ay dhacdo oo muuqaal laga keenay.

Diyaarada British Airways oo u socotay dalka Norway ayaa saakay subaxii waxaa qabsaday dab sida la sheegay kaasoo wax yeeleeyay matoorka dhanka midig balse nasiib wanaag ma aysan ka dheereyn garoonka weyn ee Heathrow kaasoo ku yaala magaalada London.
DEG DEG: Diyaarad laga heelayahay dalka Pakistan oo laga leexiyay garoonka Manchester ee dalka Ingiriiska iyadoo si qasab ah loogu leexiyay..
Pakistan International Airline ayaa saakay subaxii hore kasoo duuqshay magaalada Lahore ee dalka Pakistan iyadoo ku jeeda dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Manchester.

Kadib markii Pilotka diyaaradaasi uu soo tabiyay in ay dhibaato ka taagan tahay diyaarada dhexdeeda taasoo aan weli cadeyn waxa ay tahay siyaad darteed ayaa waxaa lasoo kiciyay diyaaradaha dagaalka ee dalka Ingiriiska kuwaasoo ku qasbay diyaarada in ay ka degato Stanstead oo ah eleboor ku yaala waqooyiga London.
DAAWO MUUQAALKA NAAG ASKARIYAD AH OO DHEEL DADKA KAGA YAABSATAY
Nin oday ah oo ku baashaalaayey meel magaalada dhexdeeda ah waxaa ka yaabsatay naag boolis ah ayadoo markaasi la cayaartay sida asiga markaasi uu u cayaarayey dadkii daawanaayey ayaa sacab iyo sawaxan isku daray.
Labadii nin ee London qalqaliyey oo la sheegay in ay soo aadi rabeen Soomaaliya.
Warbaahinta Britain ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay si aad ah wax uga qoreysay dhacdadii naxdinta laheyd ee ka dhacday Koofur bari magaalada London, xaafada Woolwich, halkaasoo labo nin oo madow ahaa ay ku gowraceen Asakari British ah.
David Cameroon oo ka hadlay weerarkii London Sheegayna in Islaamka aanay Qiil ku lahayn ….
Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin isbitaal ayayna ku xiran yihiin iyadoo midkood ay xaaladdiisu aad u liidato kaddib markii ay raggaasi weerarka ku qaadeen askariga milateriga ka tirsanaa.
Madaxweynaha Galmudug oo ugu baaqay dhalinyarada maamulkaasi ka qeyb qaadashada amaanka iyo hormarka
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku dhaqan deegaanada maamulka Galmudug in ay ka qeyn qaataan sugida amaanka, horumarinta dhaqaalaha iyo dib u heshiisiinta, isagoona tilmaamay in maamul weliba ay dad kooban hogaanka u qabtaan, ayaga kaligoodna aysan waxba qaban Karin hadaanan la garab is taagin.
Kenya oo looga digay faragelinta arimaha Jubooyinka
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay in ay dib kaga fekerto taageerada ay siinayso maamulka iskii isku magacaabay ee Jubaland kaasi oo ka dhisan deegaanada gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.
Render time: 0.24 seconds 4,576,589 unique visits Top