Not a member yet?
Click here to register.
Forgotten your password?
Request a new one
here .
Oh no! Where's the
JavaScript ?
Your Web browser does not have JavaScript enabled or does not support JavaScript. Please
enable JavaScript on your Web browser to properly view this Web site,
or
upgrade to a Web browser that does support JavaScript;
Firefox ,
Safari ,
Opera ,
Chrome or a version of
Internet Explorer newer then version 6.
Ra’iisul wasaaraha: “hadii aad dooneysaan Jubaland waan idinku taageereynaa”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo la hadlayay shacabka iyo Maamulka gobolka gobolka Gedo ayaa waxa uu soo hadal qaaday qorshaha dowladda ay ka damacsan tahay nidaamka Federaalka.
Heshiis quseeya Somalia iyo Imaaraadka oo lakala saxiixday
Wadanka isku Taga imaaraadka Carabta (UAE) iyo Soomaaliya ayaa saxiixday heshiis qoraal ah oo ku aadan xariir labo geesood ah oo dhexmara labada dhinac.
Shirweynaha Qaranka oo haatan Furmay iyo Madaxweynaha oo Hoolka Shirka gaaray
Waxaa haatan Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho ka fumray shirka Qaran ee dib uhabaynta garsoorka iyo cadaalada Soomaaliya.
Nin afduub loogu heystay gobolka Nugaal oo xoriyaddiisa loo soo celiyay
Magaalada Garoowe ayaa shalay lagu soo bandhigey nin dhalinyaro reer Garowe ah ay afduub u haysteen muddo gaareysa 19 maalmood, waxana afduubka u haystey dhalinyaro walaalkood sidaas oo kale afduub loogu haysto deegaano hoostaga Galmudug, Cabdulaahi Cabdulqaadir Warsame ayaa siideyntiisa waxa iska kaashadey maamulka puntland , Culimada iyo Nabadoono , Culimadda sida weyn looga yaqaaan Puntland sida uu sheegey Shiikh Axmed Daahir oo tilmaamay inaan qofna danbigiis qof kale dusha laga saari karin, ayna tahay wax diinta Islaamka ka soo horjeeda in qofka loogu ciqaabo denbi aanu isagu lahayn.
Madaxweynaha Jabuuti oo soo saaray liiska golihiisa wasiirada cusub ka dib iscasilaadii Ra’isul wasaare Dileyta iyo 5-wasiir oo…
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa si deg dega isku shaandhayn ugu sameeyay golihiisa wasiirada waxaana meesha ka baxay shan wasiir oo lagu badalay wasiiro cusub shantaasi waxaa ka mid ah wasiirkii Diinta iyo waqaafka Mudane Xaamud oo diiday in uu weeraro culimadii mucaaridka la socotay oo saaxiibo wayn ahaayeen,taasi oo wasiirka cusub ee imika loo magacaabay sheekh xukuumada si ba,an u difaacay xiligii doorashada.
Madxweyne Xasan Sheekh:- Waan soo gadankarnaa hubka aan rabno, ciidmada Soomaaliya ma heystaan…
Madaxweynaha soomaaliya ayaa xalay khudbad uu ujeediyey jaaliyadda soomaalida ee dalka imaaraadka carabta waxa uu ku sheegay in la joojiyo aflagaado uu sheegay in loo geysto ciidamada dowladda Soomaaliya, Roob taagan si waxa uu utaagan dalkan oo dhan dadka ayuu ka dhexeeya qofkawaxa uugugu qiima badan oo bixiyo mushaar fiican ma heysto haddii uu dhaawcmo ,dhinto ,ayuu taagan yahay mushaar ma qaatan jenanka iyo asriga dablaha ah waxay qaataan hal musshaar 4 bilood ayey marka qaar kamqantahay.
Kulan u socday ururada siyaasadda maamulka Puntland & Guddiga doorashoyinka maamulkaasi oo lagu kala kacay
Shirkii uga socaday 6 da Urur siyasadeed ee ka jira Puntland xarunta PDRC ee Magalada Garowe oo ay soo agaasintay Gudduiga Doorashooyinka ee kumeel gaarka ah ayaa shalay lagu kala kacay kadib markii lagu kala qaybsamay sida uu warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Ururka UDAD Sicid Farax Maxamed oo sheegay in laysku mari wayey qodobo lagu kala aragti duwanaaday kuwaas oo ay ka mid ahayeen diwaan galin la’aan in lagu galo doorashooyinka Dowlahada hoose taas oo ay ku tilmameen mid aan hada samaxayn in ay doorashadu u dhacdo aqoonsi la’aan dadka ah.
Daawo Muuqaal:- M. Siilaanyo oo gaashaanka ugu dhuftay shirka London lagu qaban doono sheegayna....
Xisbiga taladda haya ee KULMIYE oo maanta yeeshay shirweyne aan caadi ahayn oo golaha dhexe ku ansixinayo in dib loo dhigo shirweynaha xisbiga iyo in golaha dhexe lagu soo kordhiyo xubno ka yimid ururadii siyaasadda ee doorashadda golaha deeganka ku hadhay.
Daawo muuqaalka: Madaxweynaha maamulk Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Xildhibaan Aadan Shire Faarax
Xildhibaan Aadan Shire Faarax Sanwayne oo katirsanaa Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Hargaysa, kadib markii daad uu ku qaaday Dooxada Lafaruug oo katirsan gobolka Saaxil.
Daawo muuqaalka: Nin Kasoo Jeeda Galmudug Oo u Afduubnaa Maleeshiyo Kasoo Jeeda Garoowe Oo La Siidaayay
Maleeshiyaad kasoo jeeda magaalada Garowe ayaa maanta siidaayay nin lagu magacaabo C/laahi C/qaadir Warsame oo kasoo jeeda Galmudug, kaasi oo qayb ka ahaa dhacdooyin afduub oo xiriir ah oo ay isu gaysanayeen maleeshiyaadka kasoo kala jeeda Puntland iyo kuwa koonfurta Gaalkacyo.
Daawo muuqaalka: Madaxweynaha maamulk Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Xildhibaan Aadan Shire Faarax
Xildhibaan Aadan Shire Faarax Sanwayne oo katirsanaa Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Hargaysa, kadib markii daad uu ku qaaday Dooxada Lafaruug oo katirsan gobolka Saaxil.