Daawo Sawiro:- Hrithik iyo Katrina Oo Markan Jilaya Filin Hollywood Ah Ama Maraykan Ah
Jilaaga Bollywoodka Hrithik Roshan iyo atariishada aan ka dhicin Katrina Kaif ayaa mar kale leysku arki doonaa, laakiin markan waxa ay jili doonaan filin Hollywood ah oo loo bedelayo Hindi, kaas oo uu horay u sameeyay jilaaga Hollywoodka Tom Cruise.
Katrina Kaif: Waxaa i baro afka Hindiga Saaxiibkey Salman Khan
Katrina Kaif: Waan ku faraxsanahay inaan la jilo Ajay, Ranbir iyo Arjun Rampal.
Sussane oo dooneysay in Hrithik ku guuleysto Oscar
Hrithik Roshan oo soo wada filinka Krrish 2
Filinka ayaa lagu magacaabaa Knight And Dhay, wuxuuna isugu jiraa romantic, action iyo comedy, waxaana la jilay 2010-ki, laakiin qisadu tii hore wey ka duwanaan doontaa sida la sheegay.
Hrithik wuxuu saxiixay filinkan, wuxuuna meteli doonaa booski Tom Cruise, halka booska atariishada ay u sharaxan tahay Katrina Kaif.
Labadaan jilaa ayaa horay loogu daawaday filinki Zindagi Na Milegi Dobara.
Balse haataana ayaa laga rajaynayaa in ay wada keenaan filin aad u mac ah.