MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo Wariye sooman oo ay xoog ku dhunkatay haweeney xilli uu TV toos ugu jiray.
Warayihan oo ah Muslim ayaa ka shaqeynayay Idaacada la iska arko ee Ingiriiska laga leeyahay ee Sky news qeybta Afcarabiga waxaana uu soo tabinayay ciyaaraha Olombikada , waxaana mar uu taagnaa meel banaan ah oo uu Idaacada toos usoo tabinayay ayaa shumis ama dhunkasho ay ku boobtay haweeney

Ingiriis ah oo mareysay goobta ciyaaraha ka dhacayeen gabadhaas oo uusan garaneyn , waxaana uu isku dayay inuu ka diido maadaama uu soomanaa balse si diriq iyo xoog ah ayay ku dhunkatay haweeneyda cadaanka aheyd , waxuuna la dhacay qosol uu yaab ku jiro asigoo markaasina yiri Allaahuma inii Saa'im oo oraah diini ah oo macnaheedu yahay Ilaahow anigu waan soomanahay. dabadeedka qosol ayuu la dhacay.

Waxaa sidoo kale qosol iyo layaab ay arinta ku noqotay dadkii taageerayasha aha ee goobta marayay iyadoo la arkayay Carab kale oo iyaguna ku qoslayay wariyahaaan sida fajaca leh lagu dhunkaday asigoo shaqadiisa iska wata , diidayna dhunkashada laakiin si qasab ah lagu shumiyay.

Gabadha ayaan la garan sababta ay u dhunkatay waxaana la qayaasi karaa inay kaliya dooneysay inay sameyso wax cajiib ah shaashadda horteeda balse wariyaha ay ku sameysay waxey ku noqotay amakaag.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,521,581 unique visits Top