MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Mareykanka oo Duqeymo ka geysan raba Dalka Somalia …. (Warbixin)
Dowladda Mareynkanka ayaa Shaaca ka qaaday in dhawaan ay duqeymo ka geysan doonto Gobolo katirsan Dalka Somalia oo ay kaga sugan yihiin Al-Qacidada Somalia ee dagaalka kula jira Xukuumada Somalia iyo xukuumadaha dariska la’ah

Hay’ada Danbi baarsita CIADA Mareynkanka ayaa Warbaxin ay soo saartay ku sheegtay in Soomaaliya ay qorshaha ugu jirto in Duqeymo Diyaaradeed oo lagu Bartilmaameedsanayo Saraakiil Al-qaaida ka tirsan ay sheegeen in ku sugan Soomaaliya kuwaasi oo ku sheegeen in qatar ay ku yihiin Geeska Africa iyo Guud ahaan Dalka Soomaaliya

CIADA ayaa warbixinteeda ku xustay In Al-Qacidada Somalia ay gawaabsi ka yihiin gabi ahaan Gayiga Somalia islamar ahaantana ay doonaayan inta harsan inay ku xasuuqan goobaha ay ku dhuumaleysanaayan kahor inta aysan isku dhiibin Dowladda amaba aysan u ambabixin Dowladaha dariska la’ah Somalia
Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in Duqeyn ceynkaasi ah uu ka geysan doono Dowlado ku yaala Africa sida Dowladda Maali, Negeria oo ay ku sugan yihiin Saraakiil Al-Qacida ah oo muhiim u ah Mareykanka

Si kastaba ha ahaatee warbixinta kasoo baxday CIADA ayaanan lagu sheegin xiliga gaarka ah oo ay bilaaban doonto duqeynta balse waxa ay xuseen Saraakiisha Hay’adda CIADA in gudaha bishaani Gobolada Somalia laga sifeyn doono Al-Qacidada haraadiga ku ah oo iyagu dadka qal-qal galiyay sida ay warbixinta ku sheegen Saraakiisha
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,563,299 unique visits Top