MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Ra’isulwasaare Shirdoon: ‘Waxaan la Dagaalami Doonaa Musuq Maasuqa iyo Qilaafka Madaxda sare’
Ra’isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya C/qadir Farax Shirdoon ayaa sheegay in uu soo dhisi doono xukumad tayo leh.

Hadal uu jeediyey waxyar kadib marki xilkaasi uu u cayimay madaxweyne Xasan Sheekh ayuu ku sheegay in xukumada uu soo dhisi doono aysan dulqaad u yeelan doonin musuq maausuqa, waxa kale oo uu sheegay inuu ka leexan doono wax walba oo u keeni kara qilaafka hogaamiyaasha Soomaalida.

TAARIIKHDIISA OO KOOBAN

Ra’isulwasaaraha cusub wuxuu ku dhashay gobolka Galguduud sanadki 1958-ki, waxa uu waxbarashadiisa sare kusoo qaatay Muqdisho sanadihi 1970-aadki isaga oo ka baxay kulliyada dhaqaalaha ee Jaamacadi Umada.

Inti u dhaxeysay 1983-85 ka shaqeeyey wasaarada maaliyada ee Soomaaliya oo uu ka noqday dhaqaala yahan.

Wixi ka danbeeyey sanadki 1991-ki ee ay bur burtay Dowladi dhexe, waxa uu dagay Nairobi isaga oo tan iyo markaasi ahaa ganacsade.

Ra’isulwasaare Shirdoon waxaa u dhaxda xildhibaanad Caasha Xaaji Cilmi oo u dhashay afar caruur ah.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,555,450 unique visits Top