Daawo Muuqaal ahaan ''Barnaamij laga diyaariyay Soomaali caruurtoodii laga qaatay iyo Hooyo Ka sheekaysana Sida Caruurta looga Qaatay''
Yasmin Alas oo ah Gabar Soomaaliyeed oo mudo ku nool dalka Holland ayaa barnaamij ay ka diyaarisay nolosha Qosyaska Soomaaliyeed ee dalka Holland ayey waxay ku soo bandhigtay dhibaatooyin ka heysta xagga nolosha gaar ahaan isfaham la’aanta u dhaxeysa Caruurta iyo waalidiinta.
Barnaamijkan oo baahiyay TV-ga Nos2 ayaa wuxuu soo qaatay Hooyooyin Soomaaliyeed oo la ilmeynaya caruurtoodii oo laga kaxeystay, waxayna ka cabanayeen in caruurtooda dhaqamo xun lagula dhaqmo.
Halkan ka daawo Barnaamijka Yasmin Alas ay ka diyaarisay Soomaalida Holland.