MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
War Deg Deg Ah Ciidamada Huwanta ah oo Caawa ku hoyana iridka laga Galo Walaweyn iyo Al-Shababa oo ka baxday
Wararka Caawa aan ka heleyno Degmada Walaweyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa shyeegaya in Caawa Degmadaasi ay tahay mid aan ka jirin wax maamul ah haba yaraatee ,waxaan halkaasi ka baxay Ciidamadii Al-Shabaab ee horey u heestay Degmadaasi.

Dagaalyahanada Al-Shabaab iyo Hogaamiyaashooda ayaana maanta gabi ahaan ka baxay Degmada Walaweyn kadib markii ay halkaasi ku dhawaadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya.

Ciidamada Huwanta ah ayaana Caawa ku hoyana halka laga galo Degmada Walaweyn gaar ahaan koontaroolka Degmadaasi ,mana jirana Ciidamo katirsan Huwanta oo ilaa wali gudaha u galay Degmadaasi sida Goob jooge ku sugan Degmadaasi uu goordhaw sheegay.

Goobaha ganacsi ayaa gabi ahaan caawa ah mid xiran Shacabka ku dhaqan Walaweyn ayaana caawa ah kuwa Bandow iskood ah isa saaray waxa ayna ku xaroodeen guryahooda sida goob joog ah noo sheegay.

Ciidamada Huwanta ah ayaa la filayaa in Maalinta berito ah ay si rasmi ah gudaha ugu galaan Degmadaasi , Wax ayna Noqoneysa hadii ay Walaweyn Qabsadaan Ciidamada Huwanta ah Degmadii 4-aad oo katirsan Sh/Hoose ay la wareegaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,577,172 unique visits Top