MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
War Deg Deg ah: Askari Katirsan ciidamada Dowlada oo dad shacab ah ku laayay Muqdisho
Warar Goordhow naga soo gaaraya Isgoyska Tarabuunka ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in askari katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya uu si maag ah ulaayay dad shacab ah.

Dadkan ayaa waxaa lasheegay in ay ahaayeen shacab kusugan deegaanka Tarabuunka waxana toogtay askari katirsan ciidamada dowlada.

Goobjooge kusugan Isgoyska Tarabuunka ayaa sheegay in ilaa afar ruux ay dhinteen tiro intaas ka badana ay dhaawacmeen.


Sababta uu askariga shacabka ulaayay ayaa lagu sheegay kadib markii uu askarigan ay murmeen askari kale kadibna uu rasaas badan ku furay.

Dadka dhintay waxaa ku jira askarigii ay dilaaga murmeen, hooyo da’da ah iyo dad kale oo shacab ah.

Askariga dilka gaystay ayaa goobta isaga baxday waxaana gaaray ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,490,443 unique visits Top