MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Maxaad ka taqaanaa Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Saacid Faarax “Taariikh Kooban”
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Goordhow magacaabbay Ra’isul Wasaaraha mudada laga sugayay isagoo xilkaas udoortay C/qaadir Faarax Garaad oo ku magac dheer (Saacid ).

Ra’isul Wasaaraha cusub ayaa waxaa uu ku dhashay duleedka Magaaladda Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana uu ka soo jeedaa beesha Sade “Mareexaan” , reer Diini, ( reer dalal), waxayna qoys ahaan aad isu dhowyihiin R/wasaarihii hore Maxamed C/laahi Farmaaj.

Waxaa udhaxda Mid kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya waana Caasha Xaaji Cilmi oo kasoo jeeda beelaha Hawiye gaar ahaan Habar Gidir.



Saacid Faarax Garaad, wuxuu 21kii sano ee lasoo dhaafey daganaa magalaada Nairobi halkaas oo uu ku lahaa ganacsi balaaran, isagoo sidoo kalena maamuli jirey NGO la magac baxay Saacid oo qandaraasyo ka qaadan jirey xafiisyada hay’adaha UNka ee fadhigoodu yahay Nairobi.

Mr. Garaad waxaa una ka baxay Jaamacadii Umadda, wuxuuna ku hadlaa luuqadaha Ingiriiska iyo Talyaaniga. Waxaa la tilmamayaa inuu yahay Saacid nin xiriir dhow la leh labada dowladood ee ugu saameynta badan xiligan arimaha Soomaaliya faraha kula jira ee Itoobiya iyo kenya, meeshana lagama saari karo in ay dowr wayn ku lahayeen soo magacaabistiisa.

Waxaa uu dhawaan Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya uu kaga dhawaaqay Urur ama xisbi lagu magacaabo Rajo, iyadoona uu marar badan kahadlay Xaaladda Soomaaliya.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,542,703 unique visits Top